Zakovic Tech

Zakovic Tech Kusoo dhawaada pageka Zakovic Tech waxaan idin soo gudbin doonaa macluumaad ku saabsan technologyda iyo wax walboo la hal maala

soo booqo linkigan si aad u isticmaasho tubebuddy kaasoo kuu fududeenaya inaad manage gareeso  ama si fudud ula socoto d...
30/06/2022

soo booqo linkigan si aad u isticmaasho tubebuddy kaasoo kuu fududeenaya inaad manage gareeso ama si fudud ula socoto dhaqdhaqaaqa youube channelkaaga mahadsanid

Uncover high-perofrming, searchable Video Topics. Monitor and learn from your Competitors. See what topics are Trending globally.

  💯❣️🙏
22/06/2022

💯❣️🙏

03/01/2022

back Asxaabtayda muddo ka dib:-

Insha allah malamahn waxan idin soo gudbin doonaa waxyaabo badan oo aad ka faaidi doontaan insha allah

Please 🙏

Wararka sheegaya in facebook magaca laga badalay waa been abuur # Aalada facebooka lagama badalin magaca oo sidii h**e f...
28/10/2021

Wararka sheegaya in facebook magaca laga badalay
waa been abuur

# Aalada facebooka lagama badalin magaca oo sidii h**e facebook un baa la oranayaa balse waxa la sameeyay un campany ay hoos tagaan whatsapp facebook iyo messenger oo lagu magacaabo

18/09/2021

ogatahy in messengerka lagu soo kordhiyay option ah inaad share u sameen karto asxaabtadaa sida whttsappka oo kale

dawao videogaan sid aaad u ogaato
Qaabka share loo sameeyo messenger ka


04/09/2021

Sidee loo qurxiyaa qoraalada aad ku dirayso aalada whatsappka adigoon isticmaalin wax application ah😳😳

18/08/2021

ogtahay
Waa barnaamij aad ku ogaan doonto waxyaabo badan oo kaa qarsoon oo ku saasbsan technologyada


💯🙏

15/08/2021

Assalamu alikum dhaman asxaabta
so dhawada insha allah waxa rajaynayaa
inaa wax badan kala faaidi doono 💯🙏

Like& follow& share

Address

Dhaka

Telephone

+8801608030019

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Zakovic Tech posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Zakovic Tech:

Share