14/10/2026
📢 Office 2021: Taageeradii way dhammaatay.
Microsoft waxay 13 October 2026 soo afjartay taageerada Office 2021. Barnaamijyadu way sii shaqayn karaan, balse ma helayaan cusboonaysiinta amniga, sixitaanka ciladaha iyo taageerada farsamo.
Haddii aad weli isticmaasho Office 2021, waa waqtigii aad qorshayn lahayd u guurista Microsoft 365 ama Office 2024.
Himilo ICT waxay kaa caawinaysaa doorashada shati ku habboon baahidaada, rakibidda iyo dejinta barnaamijyada.
Adigoo Howlahaaga Sii Wata Amnigaagana xooji.
📧 [email protected]
🌐 himiloict.com