BileTech

BileTech •Mobile & Electronics
•Farsamo Degdeg ah
•Qurxinta Mobile-da
• Saacado (Rag & Dumar)
•Tayo sare & Qiimo Jaban

📍 Afgooye Somalia
(1)

Ciid Mubaarak! 🌙✨  BileTech waxay dhammaan macaamiisheeda qiimaha leh u rajaynaysaa Ciid farxad leh.Allaha naga aqbalo s...
19/03/2026

Ciid Mubaarak! 🌙✨
BileTech waxay dhammaan macaamiisheeda qiimaha leh u rajaynaysaa Ciid farxad leh.
Allaha naga aqbalo soonkii iyo camalkii suubanaa.

Mahadsanidiin kalsoonida aad nagu qabtaan — mar walba waan idiin heellan nahay. 🤝💙

🎁 𝐅𝐔𝐑𝐒𝐀𝐃 𝐐𝐀𝐀𝐋𝐈 𝐀𝐇 𝐎𝐎 𝐁𝐢𝐥𝐞𝐓𝐞𝐜𝐡 𝐄𝐥𝐞𝐜𝐭𝐫𝐨𝐧𝐢𝐜𝐬 𝐊𝐔 𝐒𝐈𝐈𝐍𝐀𝐘𝐒𝐎!Ku tijaabi nasiibkaaga nambarada 1–1000 kuna guuleyso hadiyad qaal...
08/03/2026

🎁 𝐅𝐔𝐑𝐒𝐀𝐃 𝐐𝐀𝐀𝐋𝐈 𝐀𝐇 𝐎𝐎 𝐁𝐢𝐥𝐞𝐓𝐞𝐜𝐡 𝐄𝐥𝐞𝐜𝐭𝐫𝐨𝐧𝐢𝐜𝐬 𝐊𝐔 𝐒𝐈𝐈𝐍𝐀𝐘𝐒𝐎!

Ku tijaabi nasiibkaaga nambarada 1–1000 kuna guuleyso hadiyad qaali ah! 🎉

Qof kasta wuu ka qeyb gali karaa – hal talaabo oo fudud ayaana kuu dhiman! 👇

📌 Sida looga qeyb galo:
1️⃣ Like saar page-ka BileTech Electronics 👍
2️⃣ Share garee post-gan si saaxiibadaa u arkaan 🔁
3️⃣ Comment ku qor hal nambar (1–1000) 🔢
4️⃣ ku Tag garee 2 saaxiib si ay iyaguna u helaan fursadda 🤝

🏆 Haddii nambarkaaga la doorto waxaad heli doontaa hadiyad gaar ah!

⏳ Ha seegin fursadan – dooro nambarkaaga hadda!

📞 Naga soo wac: 0610749494
📱 La soco hadiyadaha kale ee soo socda!

📱 Mobile-kaaga Ciid sii! 🎉Ma rabtaa in mobilkaaga uu u ekaado mid cusub oo qurux badan?Hadda waa waqtigii aad cover cusu...
08/03/2026

📱 Mobile-kaaga Ciid sii! 🎉

Ma rabtaa in mobilkaaga uu u ekaado mid cusub oo qurux badan?
Hadda waa waqtigii aad cover cusub ugu labisi lahayd mobilkaaga si uu ugu diyaar garoobo Ciida! 🎁

✨ Covers tayo sare leh
🎨 Naqshado kala duwan oo qurux badan
🛡 Ilaalin iyo muuqaal casri ah

Ugu labis mobilkaaga BileTech Electronics!

📍 Afgooye, Somalia
📞 0610749494

Soo booqo maanta oo dooro cover-ka ugu quruxda badan ee ku haboon mobilkaaga 📲

🎉 Hambalyo Ibnu Ali 🎉Waxaan si kal iyo laab ah ugu hambalyeyneynaa Ibnu Ali oo ku guuleystay jawaabta Su’aashii 3aad ee ...
07/03/2026

🎉 Hambalyo Ibnu Ali 🎉
Waxaan si kal iyo laab ah ugu hambalyeyneynaa Ibnu Ali oo ku guuleystay jawaabta Su’aashii 3aad ee Su'aal iyo Abaalmarin.
💰 Abaalmarinta: $5
🧠 Jawaabta: Cabdullaahi binu Urayqit (عبد الله بن أريقط).

📍 Goobta: Afgooye, Somalia
📞 Contact: 0610749494
📩 https://wa.link/7aajf1
👏 Waxaan ku bogaadineynaa ka-qaybgalkiisa firfircoonida leh.
📢 kusoo biir page-keena fursaddaadana ha seegin!
Ka jawaab su’aalaha soo socda, kuna guuleyso abaalmarino qiimo leh.





🌙 Barnaamijka Su'aalaha Ramadaanka🌙✨📜 SHURUUDAHA:1. Like saar Page-ka2. Share garee post-gaan weliba si Public ah.3. Soo...
06/03/2026

🌙 Barnaamijka Su'aalaha Ramadaanka🌙✨

📜 SHURUUDAHA:

1. Like saar Page-ka
2. Share garee post-gaan weliba si Public ah.
3. Soo qor jawaabta saxda ah.
4. Kamuuqo oo lafalgal Posti-yadi aan h**e ugu baahinay Page-kan.
5. U Mention garee 5 qof oo Asxaabtaada ah, si ay uga qayb galaan

⚠️ Fiiro gaar ah: Qofka ugu horreeya ee jawaabta saxa shuruudahana buuxiya ayaa ah guuleystaha rasmiga ah.
Soo booqo BileTech si aad u hesho qalabka ugu fiican ee elektroniga & teknoolojiyadda!

📍 Afgooye Somalia
📩 https://wa.link/7aajf1

🎉 Hambalyo Maxamed Yare 🎉Waxaan si kal iyo laab ah ugu hambalyeyneynaa Maxamed Yare oo ku guuleystay Guuleystaha Su’aash...
06/03/2026

🎉 Hambalyo Maxamed Yare 🎉
Waxaan si kal iyo laab ah ugu hambalyeyneynaa Maxamed Yare oo ku guuleystay Guuleystaha Su’aashii 2aad ee Su'aal iyo Abaalmarin.
💰 Abaalmarinta: $5
🧠 Jawaabta: Alxaarith ibnu Cumeyr
📍 Goobta: Afgooye, Somalia
📞 Contact: 0610749494
📩 https://wa.link/7aajf1
👏 Waxaan ku bogaadineynaa ka-qaybgalkiisa firfircoonida leh.
📢 kusoo biir page-keena fursaddaadana ha seegin!
Ka jawaab su’aalaha soo socda, kuna guuleyso abaalmarino qiimo leh.





Xusuusnow Alle meel kasta oo aad joogto.Waxaan idin keennay Tusbaax Digital ah oo leh Muujiyaha Qiblada — Original oo ca...
02/03/2026

Xusuusnow Alle meel kasta oo aad joogto.

Waxaan idin keennay Tusbaax Digital ah oo leh Muujiyaha Qiblada — Original oo casri ah.

✔ Tirinta dikriga si digital ah
✔ Muujinta jihada Qiblada
✔ Ku fudud in la qaato meel kasta
✔ Ku habboon isticmaal maalin kasta, gaar ahaan Ramadan

Naqshad qurux badan oo ku habboon rag iyo dumarba.

📍 Ka hel: BileTech Electronics – Afgoi
📞 Naga soo wac: 0610749494
💰 Qiimo jaban, tayo sare leh

Waxaan idin keennay Saacadaha last model-ka ⌚🔥 ee rag & dumarTayo sare • Naqshad casri ah • Qiimo jaban👉 Soo Booqo ama F...
02/03/2026

Waxaan idin keennay Saacadaha last model-ka ⌚🔥 ee rag & dumar

Tayo sare • Naqshad casri ah • Qiimo jaban

👉 Soo Booqo ama Farriin Noso Dir
📩 Wa.link/7aajf1

Soo booqo BileTech si aad u hesho qalabka ugu fiican ee elektroniga & teknoolojiyadda!

Ku karso shaah ama qaxwo kulul daqiiqado gudahood! ☕Kani waa RAF Electric Kettle — degdeg, ammaan, oo tayo sare leh.Ku h...
01/03/2026

Ku karso shaah ama qaxwo kulul daqiiqado gudahood! ☕

Kani waa RAF Electric Kettle — degdeg, ammaan, oo tayo sare leh.

Ku habboon guryaha, xafiisyada, iyo ganacsiyada.
📍 Ka hel: BileTech Electronics – Afgoi
📞 Naga soo wac: 0610749494

💰 Qiimo macquul ah, tayo la hubo

RAF Electric Kettle – fududee noloshaada maalin kasta.

Barnaamijka Su'aalaha RamadaankaSHURUUDAHA:1. Like saar Page-ka2. Share garee post-gaan weliba si Public ah.3. Soo qor j...
01/03/2026

Barnaamijka Su'aalaha Ramadaanka

SHURUUDAHA:
1. Like saar Page-ka
2. Share garee post-gaan weliba si Public ah.
3. Soo qor jawaabta saxda ah.
4. Kamuuqo oo lafalgal Posti-yadi aan h**e ugu baahinay Page-kan.
5. U Mention garee 5 qof oo Asxaabtaada ah, si ay uga qayb galaan

Fiiro gaar ah:- Qofka ugu horreeya ee jawaabta saxa shuruudahana buuxiya ayaa ah guuleystaha rasmiga ah.

Soo booqo BileTech si aad u hesho qalabka ugu fiican ee elektroniga & teknoolojiyadda!

📍 Afgooye Somalia
📩 https://wa.link/7aajf1

Address

Wadada Haanta Dheer
Afgooye

Opening Hours

Monday 08:00 - 20:00
Tuesday 08:00 - 20:00
Wednesday 08:00 - 20:00
Thursday 08:00 - 20:00
Friday 08:00 - 20:00
Saturday 08:00 - 20:00
Sunday 08:00 - 20:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when BileTech posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share