29/11/2025
Waxaanu summad ganacsi oo ka tarjumaysa himilada & qiimaha ganacsigiisa u nashqadaynay macmiilkayaga Dayax Online-market
Adna macmiil waxan kuu samayn karnaa summad ganacsi oo metesha himiladaada, qiimahaaga & astaanta ganacsigaaga, taasoo ka dhigaysa mid soo jiidasho leh, Isla markaana ka dhex muuqata suuqa.
Nagalasoo xidhiidh https://wa.me/252634343426