16/12/2025
๐ ๐ฎ๐ฟ๐ธ๐ต๐ฎ๐ฎ๐๐ถ๐ด๐ฎ ๐ ๐ฎ๐ฐ๐บ๐ถ๐ถ๐น๐ธ๐ฎ โ Maraakiz Imaamu Naafic
Maraakiz Imaamu Naafic qaybahooga kala duwan ayaa ku guulaystay inay ka gudbaan caqabadihii maamulka iyo maaraynta xogta ardayda kadib markii ay hirgeliyeen isticmaalaka nidaamka Diiwaan.
Maamulaha guud ee maraakizta, Mahdi Yuusuf, ayaa sharaxaya faaโiidooyinka ay ka heleen Diiwaan sida: fududaynta maamulidda xogta ardayda, hagaajinta nidaamka shaqo, iyo ka guurista hababkii h**e ee ku tiirsanaa waraaqaha.
Haddii aad rabto inaad dugsigaaga ka badasho hab-dhaqankii h**e ee waraaqaha, kuna maamusho nidaam casri ah oo sax ah, nala soo xidhiidh maantaba.
Nala soo xidhiidh:
๐ https://diiwaan.org/
๐ wa.me/252638888283
๐ [email protected]