Ziyat Digital Solutions

Ziyat Digital Solutions Ziyat Digital Solutions is a leading provider of intelligent digital solutions, empowering businesses to grow, automate, and innovate in the digital era.

عيد أضحى مباركCiid Wanaagsan oo BarakeysanZiyat Digital Solutions waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan macaam...
27/05/2026

عيد أضحى مبارك
Ciid Wanaagsan oo Barakeysan

Ziyat Digital Solutions waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan macaamiisheeda, la-hawlgalayaasheeda, iyo bulshada Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxa.

Waxaan idiin rajaynaynaa Ciid ay ka buuxaan farxad, nabad, caafimaad, barwaaqo, iyo guulo waaweyn.

Eid Mubarak from all of us at Ziyat Digital Solutions.

Maanta dadka marka ay wax raadinayaan, waxay marka h**e aadaan internet-ka.Haddii ganacsigaagu uusan halkaas ka muuqan… ...
14/05/2026

Maanta dadka marka ay wax raadinayaan, waxay marka h**e aadaan internet-ka.

Haddii ganacsigaagu uusan halkaas ka muuqan… waxaa laga yaabaa inaad luminayso macaamiil aad u badan adigoon ogeyn.

🌐 Website ma aha kaliya “bog internet”
Waa:
✔️ Aqoonsigaaga online-ka
✔️ Meesha macaamiil cusub kaa helaan
✔️ Calaamad muujinaysa in aad tahay business dhab ah

💡 Ganacsiyo badan maanta way koraan sababtoo ah waxay leeyihiin website si joogto ah u shaqeeya.

Ziyat Digital Solutions waxaan kaa caawinaynaa inaad yeelato website casri ah oo matala ganacsigaaga 24/7.

📲 Haddii aad rabto in aad online muuqato oo aad macaamiil cusub hesho, nala soo xiriir maanta.

📲 Nala soo xiriir:
📞 +252 63 9185963
📧 [email protected]
🌐 www.ziyatdigitalsolutions.com

Ma dareemaysaa in ganacsigaagu uusan u socon sidii aad rabtay?Mararka qaar dhibku ma aha shaqo la’aan… waa nidaam la’aan...
08/05/2026

Ma dareemaysaa in ganacsigaagu uusan u socon sidii aad rabtay?

Mararka qaar dhibku ma aha shaqo la’aan… waa nidaam la’aan.

Waxaa laga yaabaa inaad si aan ogayn u luminayso:
❌ Macaamiil kaa tagaya sabab nidaam la’aan
❌ Waqti ku baxaya shaqooyin soo noqnoqda
❌ Fursado online ah oo aadan ka faa’iidaysan

💡 Ganacsiyada maanta guuleysta waxay isticmaalaan nidaamyo digital ah oo shaqada fududeeya, waqtiga keydiya, isla markaana kobciya iibka.

Ziyat Digital Solutions waxaan kaa caawinaynaa inaad ka gudubto shaqo culus oo aad u gudubto nidaam smart ah oo casri ah.

📲 Haddii aad rabto in ganacsigaagu si dhab ah u horumaro, nala soo xiriir maanta.

📲 Nala soo xiriir:
📞 +252 63 9185963
📧 [email protected]
🌐 www.ziyatdigitalsolutions.com

🚀 Kobciye – School Management System📚 Maamul dugsigaaga oo dhan hal system gudaheeda.Dugsigaaga ku maamul si casri ah, a...
08/05/2026

🚀 Kobciye – School Management System
📚 Maamul dugsigaaga oo dhan hal system gudaheeda.

Dugsigaaga ku maamul si casri ah, ammaan leh, oo fudud adigoo adeegsanaya Kobciye School Management System platform-ka cusub ee isku xira maamulka, macalimiinta, ardayda, iyo waalidiinta hal meel.

✅ Maamulka Ardayda
✅ Attendance & Exams
✅ Teachers & Staff Management
✅ Financial Reports
✅ Messaging System
✅ Smart Dashboard & Analytics
✅ Cloud-Based & Secure

💡 Kobciye wuxuu kaa caawinayaa:
• Inaad yareyso waraaqaha iyo shaqada gacanta
• Inaad si fudud ula socoto xogta dugsiga
• Inaad hesho warbixino degdeg ah oo sax ah
• In maamulka dugsigaagu noqdo mid casri ah

🎯 Ku habboon:
🏫 Primary Schools
🏫 Secondary Schools
🏫 Universities & Training Centers

📞 +252 63 9185963
📧 [email protected]

🌐 Ziyat Digital Solutions

✨ Kobciye, Mustaqbalka Maamulka Dugsiyada.
Powered by Ziyat Digital Solutions

Rugtaada ma la dhibtoonaysaa nidaam la’aan? 🤔Ganacsiyo badan oo caafimaad waxay la kulmaan:❌ Lacag aan si sax ah loo maa...
06/05/2026

Rugtaada ma la dhibtoonaysaa nidaam la’aan? 🤔

Ganacsiyo badan oo caafimaad waxay la kulmaan:

❌ Lacag aan si sax ah loo maamulin
❌ Xog bukaan oo kala daadsan
❌ Inventory aan la socon
❌ Branches aan isku xirneyn

💡 Natiijada?
Waqti lumis, qaladaad, iyo faa’iido la’aan.

👉 Laakiin xal waa jira…

🦷 DhoolCare Dental Management System

✔️ Waxay isku keentaa dhammaan shaqadaada hal system
✔️ Waxay ku siinaysaa control buuxa
✔️ Waxay kaa caawinaysaa inaad kordhiso faa’iidada

🚀 Ka gudub nidaamkii h**e, una gudub system casri ah.

📲 La hadal maanta oo arag sida ay u shaqeyso.

📞 +252 63 9185963
📧 [email protected]

Maanta ganacsigu si degdeg ah ayuu isu beddelayaa… Dunida waxay u socotaa digital.Maanta shirkad kasta oo rabta inay guu...
06/05/2026

Maanta ganacsigu si degdeg ah ayuu isu beddelayaa…
Dunida waxay u socotaa digital.

Maanta shirkad kasta oo rabta inay guuleysato waxay u baahan tahay technology iyo nidaam casri ah.

Shirkadaha fahma isbeddelkan waa kuwa h**e u hormara, kuwa aan fahminna way dib u dhacaan.

💡 Su’aashu ma aha “ma u baahanahay technology?”
Su’aashu waa “goormaan bilaabayaa?”

Ziyat Digital Solutions waxaan kaa caawinaynaa inaad ganacsigaaga u beddesho mid digital ah oo casri ah, si aad ula jaanqaaddo mustaqbalka.

📲 Nala soo xiriir maanta si aan uga wada hadalno sida aan kuu caawin karno.

📞 +252 63 9185963
📧 [email protected]
🌐 www.ziyatdigitalsolutions.com

🦷 Maamul rugta ilkahaaga si casri ah oo nidaamsanMaanta, rug caafimaad guuleysata ma ku shaqeyso qiyaas…waxay ku shaqeys...
06/05/2026

🦷 Maamul rugta ilkahaaga si casri ah oo nidaamsan

Maanta, rug caafimaad guuleysata ma ku shaqeyso qiyaas…
waxay ku shaqeysaa xog, nidaam, iyo control buuxa.

💡 DhoolCare waa system loogu talagalay milkiilayaasha doonaya:

💰 Inay si sax ah u arkaan dakhliga & kharashaadka
📦 Inay si buuxda u maamulaan inventory-ga
🏥 Inay xakameeyaan dhammaan branches-ka
👨‍⚕️ Inay nidaamiyaan bukaannada & ballamaha

👉 Natiijada?

✔️ Go’aan qaadasho sax ah
✔️ Kordhin faa’iido (profit growth)
✔️ Waqti badbaadin & qalad yar
✔️ Ganacsi si dhab ah u nidaamsan

🚀 DhoolCare ma aha software… waa system maamula ganacsigaaga.

🔷 Waxaa kuu keenaya: Ziyat Digital Solutions

📲 Haddii aad rabto inaad ka gudubto nidaam duug ah → una gudubto control casri ah, nala soo xiriir maanta.

📞 +252 63 9185963
📧 [email protected]

Ganacsiyo badan waxay rabaan inay koraan… laakiin ma haystaan nidaam sax ah oo ka caawiya.Mararka qaar dhibku ma aha sha...
05/05/2026

Ganacsiyo badan waxay rabaan inay koraan… laakiin ma haystaan nidaam sax ah oo ka caawiya.
Mararka qaar dhibku ma aha shaqo la’aan… waa nidaam la’aan.

💭 Tusaale ahaan:
- Shaqooyin soo noqnoqda oo waqti luminaya
- Macaamiil aan si fiican loo maamulin
- Online presence daciif ah

Ziyat Digital Solutions waxaan ka shaqeynaa inaan xal u helno dhibaatooyinkan.

Waxaan dhisnaa:
💻 Systems kuu gaar ah
⚙️ Automation fududeynaya shaqada
🌐 Websites kaa dhigaya online muuqda
📊 Tools kaa caawinaya maamulka ganacsiga

💡 Ujeedadeenu waa hal shay:
in ganacsigaaga uu si sahlan u shaqeeyo, adigana aad diiradda saarto koritaanka.

📲 Haddii aad rabto xal dhab ah, nala soo xiriir:
📞 +252 63 9185963
📧 [email protected]
🌐 www.ziyatdigitalsolutions.com

3 khalad oo ay sameeyaan ganacsiyada yar yar ❌Haddii aad rabto in aad ka fogaato khaladaadkan oo aad ganacsigaaga u qaad...
04/05/2026

3 khalad oo ay sameeyaan ganacsiyada yar yar ❌

Haddii aad rabto in aad ka fogaato khaladaadkan oo aad ganacsigaaga u qaaddo digital…

Ziyat Digital Solutions waan ku caawin karnaa.

📲 Nala soo xiriir maanta

🚀 Welcome to Ziyat Digital SolutionsWe help businesses grow smarter through technology.💡 Our Services:• Web Development•...
01/04/2026

🚀 Welcome to Ziyat Digital Solutions

We help businesses grow smarter through technology.

💡 Our Services:
• Web Development
• Automation Solutions
• Software Development
• Digital Strategy

⚡️ What we stand for:
Automation │ Intelligence │ Growth

At Ziyat Digital Solutions, we empower businesses with intelligent digital solutions that save time, increase efficiency, and drive real growth.

🌐 Website: https://ziyatdigitalsolutions.com
📞 Phone: +252 639185963
📧 Email: [email protected]

👉 Follow us to stay updated on digital innovation, business automation, and smart solutions.

Address

Hassan Sheikh Mumin Rd, Halane
Borama

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ziyat Digital Solutions posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share