19/03/2026
πβ¨ ππππ πͺππ‘ππππ¦ππ‘ β¨π
Bahda Puntland Technology Solution- PTECH waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan ummadda Muslimiinta ah munaasabadda barakeysan ee Ciidul Fidriga
π Waxaan idiin rajeynaynaa:
Farxad π | Nabad ποΈ | Barwaaqo π±
π€² Alle ha inaga aqbalo soonkeenna, salaaddeenna iyo dhammaan camalkeenna suuban.
π« Ciiddaan ha noqoto mid aad ku gaartaan rajo cusub, horumar iyo guul.
Ciid Mubaarak dhammaan! ππ