Jeldi Buug

Jeldi Buug Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Jeldi Buug, Graphic designer, Bosaso.

Buug kasta wuxuu mudanyahay jaldi soo jiita akhristaha , jeldi buug waa xarun ku shaqeysa naqshadeynta jaldiyada bugaagta oo leh tayo sare iyo hal-abuur Casri ah

11/08/2026

๐Ÿ“š Ma rabtaa in buuggaagu yeesho Naqshad Jeldi (Cover design) casri ah iyo daabacaad heer sare ah โœจ

โ€‹Shirkadda Jeldi Buug waxay si xirfad ku dheehan tahay kaaga caawineysaa:

โ€‹1. Tafatirka Buugaagta (Editing)
2. Naqshadeynta Jeldiga (Cover Design) 3.Daabacaadda Buugaagta (Printing)

Ha welwelin waxaan fikradahaaga iyo qoraalkaaga aan ubadalaynaa buug muuqaal xirfadeed oo soo jiidasho leh oo heer sare ah!

โ€‹๐Ÿ“ฉ Nala soo xiriir: ๐Ÿ“ž 907 715 359

โ€‹

๐— ๐—ฎ ๐˜๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐—พ๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ ๐—ถ๐—ป ๐—ฏ๐˜‚๐˜‚๐—ด๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ฎ ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐˜€๐—ต๐—ผ ๐—ท๐—ฒ๐—น๐—ฑ๐—ถ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—พ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ ๐—ธ๐—ฎ ๐˜๐˜‚๐—ฟ๐—ท๐˜‚๐—บ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ ๐—บ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ป๐˜‚๐˜…๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฏ๐˜‚๐˜‚๐—ด๐—ด๐—ฎ? ๐—›๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎโ€‹ W๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐˜‚๐˜‚ ๐—ฑ๐—ถ๐˜†...
08/08/2026

๐— ๐—ฎ ๐˜๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐—พ๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ ๐—ถ๐—ป ๐—ฏ๐˜‚๐˜‚๐—ด๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ฎ ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐˜€๐—ต๐—ผ ๐—ท๐—ฒ๐—น๐—ฑ๐—ถ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—พ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ ๐—ธ๐—ฎ ๐˜๐˜‚๐—ฟ๐—ท๐˜‚๐—บ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ ๐—บ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ป๐˜‚๐˜…๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฏ๐˜‚๐˜‚๐—ด๐—ด๐—ฎ?

๐—›๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎโ€‹ W๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐˜‚๐˜‚ ๐—ฑ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜† ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ด ๐˜๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐˜€๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—น๐—ฒ๐—ต ๐—ผ๐—ผ ๐—ฎ๐˜† ๐—ธ๐˜‚ ๐—ฑ๐—ต๐—ฒ๐—ฒ๐—ต๐—ฎ๐—ป ๐˜๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ณ๐—ฎ๐—ฑ, ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฏ๐˜‚๐˜‚๐—ฟ, ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—พ๐—ถ๐—ถ๐—บ๐—ผ ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—พ๐˜‚๐˜‚๐—น ๐—ฎ๐—ต.

๐—ก๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ด ๐—ฏ๐˜‚๐˜‚๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ท๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ผ ๐—น๐—ฒ๐—ต!

๐—ก๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ฟ๐—ผ:
โ€‹โœ”๏ธ ๐—ง๐—ฎ๐˜†๐—ผ
โœ”๏ธ ๐—ซ๐—ถ๐—ฟ๐—ณ๐—ฎ๐—ฑ
โœ”๏ธ ๐—›๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฏ๐˜‚๐˜‚๐—ฟ
โœ”๏ธ ๐—ค๐—ถ๐—ถ๐—บ๐—ผ ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—พ๐˜‚๐˜‚๐—น ๐—ฎ๐—ต
โœ”๏ธ ๐——๐—ฒ๐—ด๐—ฑ๐—ฒ๐—ด๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—บ๐—ผ

โ€‹๐Ÿ“ž ๐—ก๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ:
โ€‹๐—ช๐—ต๐—ฎ๐˜๐˜€๐—”๐—ฝ๐—ฝ 907 715 359

Waxaan si weyn ugu faraxsanahay inaan bulshada u soo bandhigno naqshadaynta jeldiga buugga cusub ee "Hab-Fikirka Toolmoo...
07/08/2026

Waxaan si weyn ugu faraxsanahay inaan bulshada u soo bandhigno naqshadaynta jeldiga buugga cusub ee "Hab-Fikirka Toolmoon", oo uu qoray qoraa Maxamed Cismaan Yuusuf Cagabiyo

โ€‹Kooxda Jeldi Buug waxay mar walba u taagan tahay in buug kasta loo sameeyo jeldi casri ah oo si buuxda u muujinaya nuxurka iyo qiimaha uu xambaarsan yahay.

โ€‹๐Ÿ“ฅ Ma u baahantahay naqshad jeldi buug oo casri ah?
Naga soo soo xiriir whatsappka 907 715 359

โ€‹

๐Ÿ“ข BAAQ KU SOCDA QORAYAASHA SOOMAALIYEED! ๐Ÿ“šโœจโ€‹Ma tahay qoraa cusub oo buuggii ugu horreeyay gacanta ku haya, mise waxaad t...
06/08/2026

๐Ÿ“ข BAAQ KU SOCDA QORAYAASHA SOOMAALIYEED! ๐Ÿ“šโœจ

โ€‹Ma tahay qoraa cusub oo buuggii ugu horreeyay gacanta ku haya, mise waxaad tahay qoraa h**e oo waayo-aragnimo leh?
โ€‹Hadday jawaabtaadu tahay HAA!, Shirkadda Jeldi Buug waxay kugu soo dhaweynaysaa gacmo furan .

Nagula soo biir Madasha Qorayaasha Soomaaliyeed ee WhatsApp-ka si aad u hesho:

โ€‹๐ŸŽจ Naqshadeynta Jaldi-yada (Book Covers): Naqshad casri ah oo ka turjumaysa magaca iyo nuxurka buuggaaga.
โœ๏ธ Tafatirka & Hagaajinta: Habaynta cutubyada, hubinta naxwaha, iyo tayaynta qoraalkaaga.
๐ŸŒŸ Hal-abuur & Tayo Sare: Buug kasta oo naga soo baxa wuxuu leeyahay muuqaal tayo sare leh.

โ€‹๐Ÿ‘‡ RIIX LINK-KA HOOSE SI AAD UGU BIIRTO GROUP-KA:
https://chat.whatsapp.com/DKujDSxUMCw9xf2CZsoXN0?s=cl&p=a&mlu=0

โ€‹๐Ÿ“ฒ 907 715 359

๐’‹๐’†๐’๐’…๐’Š ๐’ƒ๐’–๐’–๐’ˆWaxaan si weyn ugu faraxsanahay inaan  naqshadeynay jeldiga ๐›๐ฎ๐ฎ๐ ๐ ๐š ๐๐š๐š๐ฐ๐ข๐ฅ annagoo u sameenay jeldi casri ah, o...
06/08/2026

๐’‹๐’†๐’๐’…๐’Š ๐’ƒ๐’–๐’–๐’ˆ
Waxaan si weyn ugu faraxsanahay inaan naqshadeynay jeldiga ๐›๐ฎ๐ฎ๐ ๐ ๐š ๐๐š๐š๐ฐ๐ข๐ฅ annagoo u sameenay jeldi casri ah, oo soo jiidasho leh, kana turjumaya qiimaha iyo nuxurka buugga.

Waxaan si gaar ah ugu mahadcelineynaa qoraaga buugga Qoraa Xamdi Dhool Qaran oo inoo dooratay inaanu u naqshadeyno jeldiga buuggeeda.

Jeldiga buuggu waa wejiga ugu horreeya ee akhristuhu ku arko buugga โ€” waa matalaadda fariinta, bilicda, iyo qiimaha uu buuggu xambaarsan yahay. Wuxuu kor u qaadaa soo jiidashada buugga wuxuuna dhiirrigeliyaa akhristayaasha.

๐‘ฑ๐’†๐’๐’…๐’Š ๐‘ฉ๐’–๐’–๐’ˆ waxay marwalba u heellan tahay inay bixiso adeegyo hal-abuur leh oo dhanka ๐‘ฉ๐’๐’๐’Œ ๐‘ช๐’๐’—๐’†๐’“ ๐‘ซ๐’†๐’”๐’Š๐’ˆ๐’ ,๐‘ฐ๐’๐’•๐’†๐’“๐’Š๐’๐’“ ๐‘ณ๐’‚๐’š๐’๐’–๐’•, iyo ๐‘ฉ๐’“๐’‚๐’๐’…๐’Š๐’๐’ˆ si gaar ah loogu tala galay qoraayaasha doonaya in buugaagtoodu ka soo dhex muuqdaan kuwa kale.

๐Ÿ“ฒ Nala soo xiriir si aan fikirkaaga iyo buuggaaga ugu beddelno muuqaal kuu gaar ah:

๐Ÿ“ž +252 907715359

01/08/2026

Buug kasta wuxuu mudanyahay jaldi soo jiita akhristaha , jeldi buug waa xarun ku shaqeysa naqshadeynta jaldiyada bugaagta oo leh tayo sare iyo hal-abuur Casri ah

๐Ÿ“š Jeldi Buug โ€“ Naqshadeynta Jedliyada Bugaagta ๐Ÿ“šWeli ma maqashay jeldi buug? ๐Ÿค”Ma tahay qoraa ama madbacad raba inuu buug...
01/08/2026

๐Ÿ“š Jeldi Buug โ€“ Naqshadeynta Jedliyada Bugaagta ๐Ÿ“š
Weli ma maqashay jeldi buug? ๐Ÿค”
Ma tahay qoraa ama madbacad raba inuu buuggiisa siiyo muuqaal tayo sare leh oo soojiidasho leh? Jeldi Buug waa shirkadda kaa caawinaysa naqshadeynta jedliyada bugaagta si xirfadeysan!

Inala soo xiriir
๐Ÿ‘‰๐Ÿ“ฒ 907 715 359
Follow Us Jeldi Buug






๐Ÿ“– Buugga: Qalbiga aan BogsanWaa nakhshad jeldi buug oo sample ahMa doonaysaa nakhshad jeldi oo u qalma buuggaaga cusub? ...
31/07/2026

๐Ÿ“– Buugga: Qalbiga aan Bogsan
Waa nakhshad jeldi buug oo sample ah
Ma doonaysaa nakhshad jeldi oo u qalma buuggaaga cusub? Haddaba jeldi buug ayaa ka caawinaysa naqshadeynta jeldiga buugaaga.

Inagala soo xiriir whatsappka: 907 715 359






๐’‹๐’†๐’๐’…๐’Š ๐’ƒ๐’–๐’–๐’ˆWaxaan si weyn ugu faraxsanahay inaan  naqshadeynay jeldiga buugga ๐‘จ๐’‡๐’‚๐’“๐’•๐’‚๐’๐’Œ๐’‚ ๐‘ฟ๐’‚๐’…๐’Š๐’Š๐’” ๐‘ฌ๐’† ๐‘ซ๐’–๐’Ž๐’‚๐’“๐’Œ๐’‚ annagoo u samee...
31/07/2026

๐’‹๐’†๐’๐’…๐’Š ๐’ƒ๐’–๐’–๐’ˆ
Waxaan si weyn ugu faraxsanahay inaan naqshadeynay jeldiga buugga ๐‘จ๐’‡๐’‚๐’“๐’•๐’‚๐’๐’Œ๐’‚ ๐‘ฟ๐’‚๐’…๐’Š๐’Š๐’” ๐‘ฌ๐’† ๐‘ซ๐’–๐’Ž๐’‚๐’“๐’Œ๐’‚ annagoo u sameenay jeldi casri ah, oo soo jiidasho leh, kana turjumaya qiimaha iyo nuxurka buugga.

Waxaan si gaar ah ugu mahadcelineynaa qoraaga buugga Qoraa Ibraahim Maxamed Xulbaale oo inoo doortay inaanu u naqshadeyno jeldiga buugga.

Jeldiga buuggu waa wejiga ugu horreeya ee akhristuhu ku arko buugga โ€” waa matalaadda fariinta, bilicda, iyo qiimaha uu buuggu xambaarsan yahay. Wuxuu kor u qaadaa soo jiidashada buugga wuxuuna dhiirrigeliyaa akhristayaasha.

๐‘ฑ๐’†๐’๐’…๐’Š ๐‘ฉ๐’–๐’–๐’ˆ waxay marwalba u heellan tahay inay bixiso adeegyo hal-abuur leh oo dhanka ๐‘ฉ๐’๐’๐’Œ ๐‘ช๐’๐’—๐’†๐’“ ๐‘ซ๐’†๐’”๐’Š๐’ˆ๐’ ,๐‘ฐ๐’๐’•๐’†๐’“๐’Š๐’๐’“ ๐‘ณ๐’‚๐’š๐’๐’–๐’•, iyo ๐‘ฉ๐’“๐’‚๐’๐’…๐’Š๐’๐’ˆ si gaar ah loogu tala galay qoraayaasha doonaya in buugaagtoodu ka soo dhex muuqdaan kuwa kale.

๐Ÿ“ฒ Nala soo xiriir si aan fikirkaaga iyo buuggaaga ugu beddelno muuqaal kuu gaar ah:

๐Ÿ“ž +252 907715359

Address

Bosaso

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jeldi Buug posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share