Somtel Puntland

Somtel Puntland Somtel is a telecommunication company established in 2015 in Puntland.
(1)

It has the widest coverage among telecom providers, with its network extending from Somaliland to Puntland and across Somalia.

Ku shubo $2 oo ku hel 7 maalmood Unlimited Internet, isla markaana hel Free Voice iyo fursad aad ku guulaysato 60K+ hady...
08/08/2026

Ku shubo $2 oo ku hel 7 maalmood Unlimited Internet, isla markaana hel Free Voice iyo fursad aad ku guulaysato 60K+ hadyadood. Kaga shubo *102 # maanta! ๐Ÿ’›๐Ÿ“ถ

Somtel ka hel Internet Xawaare Sare 5G | ๐Ÿ“ถ 8GB Internet | ๐Ÿ“… 7 Maalmood | ๐Ÿ“ž Free Call Puntland| ๐Ÿ’ต Kaliya $1
05/08/2026

Somtel ka hel Internet Xawaare Sare 5G | ๐Ÿ“ถ 8GB Internet | ๐Ÿ“… 7 Maalmood | ๐Ÿ“ž Free Call Puntland| ๐Ÿ’ต Kaliya $1

Ku shubo $5, hel 40GB Internet, ๐Ÿ“ž kuna hadal bilaash Puntland oo dhan!
03/08/2026

Ku shubo $5, hel 40GB Internet, ๐Ÿ“ž kuna hadal bilaash Puntland oo dhan!

Sawirrada: Shirkadda Somtel oo ka qayb qaadanaysa dabaal-degga 28-guurada aas-aaska Dawladda Puntland.Shaqaale wayne u c...
01/08/2026

Sawirrada:

Shirkadda Somtel oo ka qayb qaadanaysa dabaal-degga 28-guurada aas-aaska Dawladda Puntland.

Shaqaale wayne u carbisan u adeegidda bulshada ayaa socodka iyo dabbaal degga qayb ka ahaa.

Waxaan shacabka Puntland la wadaagaynaa farxadda munaasabaddan qaran, annagoo u rajaynayna nabad, horumar, iyo barwaaqo waarta.

Hambalyo 28-guurada Aasaaska Dawladda Puntland! ๐Ÿ’™

01/08/2026


Shirkadda Somtel Puntland ayaa si sharaf iyo qadarin leh uga qayb gashay xuska 28-guurada aas-aaska Dawladda Puntland, iyadoo la qaybsanaysa shacabka Puntland farxadda munaasabaddan qaran.

Somtel waxay ku faantaa inay qayb ka tahay horumarka Puntland, isla markaana ay sii waddo bixinta adeegyo casri ah oo bulshada u horseeda isku xidhnaan iyo koboc.

Hambalyo 28-guurada aas-aaska Dawladda Puntland. Guul iyo barwaaqo waarta!

Hambalyo Puntland 28 Guurada Aasaaska ๐ŸŽ‰Shirkadda Somtel, waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan shacabka Puntla...
01/08/2026

Hambalyo Puntland 28 Guurada Aasaaska ๐ŸŽ‰

Shirkadda Somtel, waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan shacabka Puntland munaasabadda 28-guurada kasoo wareegtay aas-aaska Puntland.

๐ŸŽ‰ $๐Ÿ๐ŸŽ,๐ŸŽ๐ŸŽ๐ŸŽ ๐จ๐จ ๐€๐›๐š๐š๐ฅ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐จ๐จ๐ & ๐Ÿ,๐Ÿ‘๐Ÿ’๐Ÿ ๐†๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ž! ๐Ÿ†
28/07/2026

๐ŸŽ‰ $๐Ÿ๐ŸŽ,๐ŸŽ๐ŸŽ๐ŸŽ ๐จ๐จ ๐€๐›๐š๐š๐ฅ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐จ๐จ๐ & ๐Ÿ,๐Ÿ‘๐Ÿ’๐Ÿ ๐†๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ž! ๐Ÿ†

๐“—๐“ช๐“ถ๐“ซ๐“ช๐“ต๐”‚๐“ธ! ๐ŸŽ‰๐Ÿ†Hambalyo Labada Qof ee Ugu Sarreeyey Tartanka Guud
28/07/2026

๐“—๐“ช๐“ถ๐“ซ๐“ช๐“ต๐”‚๐“ธ! ๐ŸŽ‰๐Ÿ†
Hambalyo Labada Qof ee Ugu Sarreeyey Tartanka Guud

27/07/2026

๐ŸŽ™๏ธ ๐‘พ๐“ช๐“ป๐“ฎ๐”‚๐“ผ๐“ฒ๐“ฐ๐“ช ๐“–๐“พ๐“พ๐“ต๐“ฎ๐”‚๐“ผ๐“ฝ๐“ช๐“ฑ๐“ช ๐“š๐“ช๐“ช๐“ต๐“ฒ๐“ท๐“ฝ๐“ช 2-aad | ๐‘ด๐’‚๐’™๐’‚๐’Ž๐’†๐’… ๐‘ฟ๐’–๐’”๐’†๐’†๐’ ๐Ÿ†

๐‘ด๐’‚๐’™๐’‚๐’Ž๐’†๐’… ๐‘ฟ๐’–๐’”๐’†๐’†๐’ ayaa ka warramaya safarkiisii uu ku gaaray kaalinta 2-aad, xeeladihii uu u adeegsaday saadaasha kulamada, iyo caqabadihii uu la kulmay intii uu socday tartanka.

Daawo wareysiga oo nala wadaag qaybta kuugu xiisaha badnayd. ๐Ÿ‘‡

Part 1

27/07/2026

๐ŸŽ™๏ธ ๐‘พ๐“ช๐“ป๐“ฎ๐”‚๐“ผ๐“ฒ๐“ฐ๐“ช ๐“–๐“พ๐“พ๐“ต๐“ฎ๐”‚๐“ผ๐“ฝ๐“ช๐“ฑ๐“ช ๐“š๐“ช๐“ช๐“ต๐“ฒ๐“ท๐“ฝ๐“ช 1-aad | ๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐˜…๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—™๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ฎ๐—น๐Ÿ†

๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐˜…๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—™๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ฎ๐—น ayaa ka sheekeynaya dareenkiisii markii lagu dhawaaqay inuu ku guuleystay lacag dhan $๐Ÿญ,๐Ÿฑ๐Ÿฌ๐Ÿฌ, kulamadii ugu adkaa ee uu saadaaliyo, iyo waaya-aragnimadiisii intii uu ka qaybgalayay Barnaamijka Saadaasha Koobka Adduunka ee Somtel SuperApp.

Daawo wareysiga oo nala wadaag qaybta kuugu xiisaha badnayd. ๐Ÿ‘‡

Address

Somtel Telecom, 75JJ+W55
Bosaso
25266

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somtel Puntland posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somtel Puntland:

Shortcuts

Share