Saafi Systems

Saafi Systems Welcome to π—¦π—”π—”π—™π—œ π—¦π—¬π—¦π—§π—˜π— π—¦

24/11/2025

Habka System ka Sanabil Education (Dugsiyada) iyo Nibras (Maraakisha) loogu habeeyo xogta noocyada ardayda (Student types).

19/11/2025

Ma ogtahay in waqtiga xaadirinta uu saameyn toos ah ku leeyahay saxnaanta warbixinta xaadiriska?

Macallin marka uu xaadirinta ka dib-dhaco, khaladaad iyo isfaham la’aan ayaa dhacda β€” taas oo ka muuqata warbixinta ardayda.

Si loo yareeyo arrintan, nidaamkeennu wuxuu leeyahay in waqtiga xaadiriska la-xadidi karo(time limit) oo macallinku ku gudbinayo xaadiriska.

Natiijadu waa: maamul hufan, macallin aan ku jahawareerin xaadiris dib-u-dhac ah ku yimaado, iyo xog lagu kalsoonaan karo oo la heli karo isla markiiba.

Dugsi iyo markas kasta wuxuu u baahan yahay nidaam ka hortaga khaladaadka β€” halkaas ayaan a kaa caawinaynaa.

07/11/2025

Tutorial (Sanabil Education):
β€œSida macalimiintu u heli karaan Reports ka ardayda lagula xisaabtamo .”

03/11/2025

Tutorial:
β€œSida macalimiintu ugu xaadirayaan Appka Sanabil Education ee lagu maamulo Dugsiyada .”

31/10/2025
15/10/2025

πŸŽ“ Muuqaalkan waxaan kugu tusayaa sida Nidaamka Sanabil Education uu u fududeeyo hawlaha maalinlaha ah ee dugsiyada:
πŸ“Š Wax walba hal meel bay kuugu jiraan β€” Systamkuna waa mid kadhigaya maamulkaagua mid hufan oo sahlan.
πŸ’¬ Daawo muuqaalka si aad u aragto sida nidaamku dhab ahaantii u shaqeeyo, oo aad u ogaato sababta Dugsiyo badan ay u doorteen.
πŸ‘‰ Nala soo xidhiidh maanta si aad u tijaabiso bil bilaash ah!
Mobile :+252634991880 / +252 63 4878112 / +252 63 4458114 / .
Email: [email protected]

10/10/2025

Mararka qaar Dugsiyada waxa ay la kulmaan caqabado la xiriira xakamaynta iyo diiwaangelinta dambiyada ardayda β€”anshax xumada, ama xil iska saar la’aanta casharada.
Haddaba, nidaamka maamulka Dugsiyada (Sanabil Education) waxa uu kuu sahlayaa:
βœ… In dambiyada loo kala saaro noocyo kala duwan (categories).
βœ… In la arko dambiyada la xaliyay iyo kuwa wali aan la-xallin.
βœ… In si degdeg ah loo helo taariikhda dambiyada arday kasta.
Tani waxay ka dhigeysaa maamulida Danbiyada mid hufan.

πŸ‘‰ Si'aad u hesho xasillooni , Nagala soo xidhiidh :
Mobile :+252634991880 / +252 63 4878112 / +252 63 4458114 / .
Email: [email protected]

Lacagta Dugsigaaga sifudud ugu maamul Systemka "Sanabil Education", kana fagow Jahwareerka.πŸ‘‰ Si'aad u hesho xasillooni ,...
30/09/2025

Lacagta Dugsigaaga sifudud ugu maamul Systemka "Sanabil Education", kana fagow Jahwareerka.

πŸ‘‰ Si'aad u hesho xasillooni , Nagala soo xidhiidh :
Mobile :+252634991880 / +252 63 4878112 / +252 63 4458114 / .
Email: [email protected]

Address

Next Al/Hayaat Hotel Area BadhaBadha
Burco
252

Telephone

+2522710020

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Saafi Systems posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Saafi Systems:

Share