Mohamud Mohamed Ekhwa

Mohamud Mohamed Ekhwa page Ka Rasmiga ah Ee Gudoomiyaha sporta Idps yada Gobolka Mudug

AscKULAN ISKUGU JIREY KOOB SOO XERID IYO ISU XOG WARAN Waxuu ahaa Kulan aan la yeelanay aniga Iyo Gudoomiye ku xigeenka ...
03/08/2026

Asc
KULAN ISKUGU JIREY KOOB SOO XERID IYO ISU XOG WARAN

Waxuu ahaa Kulan aan la yeelanay aniga Iyo Gudoomiye ku xigeenka dhalinyarada iyo ciyaaraha Kaamamka gobolka mudug Jama Abdiweli ali
Ustaad xakiin key _ Xariirka kubada cagta puntland iyo qeyb kamid ah wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha punatland
Agaasimaha waaxda ciyaaraha ee Ustad Burci
Iyo is arag _ agaasimaha Guud ee wasaarada
Waxaan kulan hordhac la yeelanay Madaxda
Si loo xoojiyo sports ka Kaamamka puntaland

Xafiiska Gudoomiyaha dhalinyarada iyo Ciyaaraha Kaamamka Gobolka mudug
Mohamud Ekhwa

Alx Allah ayaa mahad oo dil u sugnaatey oo noo soo Gabagabayey Tababar kooxaha idps yada ee u diyaar garoobayo heerka 1a...
01/08/2026

Alx
Allah ayaa mahad oo dil u sugnaatey oo noo soo Gabagabayey Tababar kooxaha idps yada ee u diyaar garoobayo heerka 1aad oo noo soo idlaaday
Maamulka dhalinyarada iyo ciyaaraha kaamamka waxaa ka goan in ay cilmi ahaan iyo xirfad ahaan dhisaan kooxaha Kaamamka gobolka mudug
Waxaan u mahadcelinayaah Macalìn mohamed yusuf Abdikariin oo tababarka bixinayay
Iyo saaxiibadayda shaqa wadaaga nahay oo laaantooda waxba aysan qabsoomeen

Gudoomiyaja dhalinyarada iyo ciyaaraha Kaaamamka gobolka mudug
Mohamud Ekhwa

15/06/2026

ASC
CIDNA DULMI KA OGALAAN MEYNO
SHARAF BAA U NOOLAANAYNAA INTEY NOLOLI JIRTO

ALX. DHAMAAD KOOBKII KAAMAMKA GOBOLKA MUDUG..
14/06/2026

ALX. DHAMAAD

KOOBKII KAAMAMKA GOBOLKA MUDUG..

Asc Waxaa inoo soo gabo gaboobey Tartankii  is dhexgalka iDps yada Gobolka mudug ee aan ugu magac darney walaalkeen CABD...
13/06/2026

Asc
Waxaa inoo soo gabo gaboobey
Tartankii is dhexgalka iDps yada Gobolka mudug ee aan ugu magac darney walaalkeen CABDINASIR WADANI
Waxaan u hambalyanyaaah
Kooxda ELMAN SC oo ku guukeysatey markoodii labaad koobka

Waxaa kale oo aan u hambalyaynayaah
Kooxda FC HIIRAAN Oo tartanka meel wanaagsan timid ee final
Iyo waxaan u mahadcelinayaah dhamaan kooxahii ka qeyb galay tartanka
Si gaar ah waxaan u mahadcelinayaah guud ahaan maamulka sports ka idps ka gobolka mudug

Mohamud Mohamed Abdullahi Ekhwa

Alx Waxaa gabo gabo inoo marayo Koobka Horyaalka idps yada Gobolka Mudug
10/06/2026

Alx
Waxaa gabo gabo inoo marayo
Koobka Horyaalka idps yada Gobolka Mudug

Address

Gaalkacyo

Telephone

+252906410833

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamud Mohamed Ekhwa posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mohamud Mohamed Ekhwa:

Shortcuts

Share