07/11/2025
Course-ka waxaa lagu baranaya ciladbixinta Samsungka iyo iPhone
Oo ardayga u batanayo qaab faahfaahsan iyo qalabki lagu cilad bixin lahaa.
Waa casharo bilow laga soo bilaabayo ilaa heer sare ardaygu gaadhayo, Waxyalaha la baranayo waxaa kamida, Cilad bixinta
1.Charger, Shaashada, Batteryga, microphone-ka Antenoyinka iyo wixii la mida
2. iPhone-ka cilad bixintiisa
3. Gmail jebinta
4. programingta Android, iOS
5. Ic-yada mobile-lada
6. mobile maskaxdu gubato sida lo hagaajiyo oo shoodhkana-ka loga saaro
7. Schematics iyo Bitmap
8. iyo casharo kalo badan
Qiimaha waa $17
Waa casharo diyaarsan oo Telegram ku jira oo loo diyaariyey qaab ardaygu si fiican ugu fahmi karo, waa chapters kala sareeya oo bilow ilaa dhamaad leh