Xaliye National Services

Xaliye National Services Xaliye National Services (HANA)

01/08/2025
01/08/2025

🌟 Ku soo dhawoow Bogga Rasmiga ah ee Halliye National Services (HANA)! 🌟
Waxaan nahay shirkad maxalli ah oo bixisa adeegyo tiro badan oo cilad bixin ah sida:
πŸ”Œ Korontada | 🚰 Tuubooyinka | πŸͺ‘ Rakabidda iyo fur-furidda agabyada | 🧹 Nadiifin | 🍽️ Cunto Karin | 🌿 Beer-xanaaneyn | 🎨 Qurxinta | 🚚 Guurista/Daabulaadda
πŸ’Ό HANA waxay si hufan u daboolaysaa baahiyaha guryaha iyo hay’adaha.
βœ”οΈ Shaqaale xirfad leh, badbaado leh, oo tababar qoto dheer leh
βœ”οΈ Adeeg joogto ah 24/7 – Online & Goobta
βœ”οΈ Adeegyo lagu heli karo App-keena ama baraha bulshada
πŸ“ Ka howlgalka: Garowe | Galkayo | Boosaaso
πŸ“² Nagu xiro, nala soco, oo adeeg ka dalbo maanta!
πŸ› οΈ XaliyeNationalServices – Hal-abuur Soomaaliyeed oo la isku halayn karo!

Address

Garowe
00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xaliye National Services posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share