Arbaca Design

Arbaca Design halkani waa madashena rasmiga ah ee Arbaca Design waxaad naga heleysaa waxqabad tayo sare leh iyo adeeg ku qanciya.

   👀⏳️
09/11/2025



👀⏳️

Adeegyada Aad Naga Heli kadho 😂   • Nashqadeynta Astaamaha & aqoonsiga shirkadaha    • sameynta Animations & motion grap...
18/09/2025

Adeegyada Aad Naga Heli kadho 😂
• Nashqadeynta Astaamaha & aqoonsiga shirkadaha
• sameynta Animations & motion graphics
• Edit-ka & qurxinta muuqaalada

Nagala soo xariir ciwaanada shaashada.

Arbaca Design

Halkani waa madasheena rasmiga ah ee 𝗔𝗿𝗯𝗮𝗰𝗮𝗗𝗲𝘀𝗶𝗴𝗻Howlaha aan qabano waxaa ka mid 1. 𝗚𝗿𝗮𝗽𝗵𝗶𝗰 𝗗𝗲𝘀𝗶𝗴𝗻 𝗧𝗮𝘀𝗸𝘀• Logo Design  •...
02/09/2025

Halkani waa madasheena rasmiga ah ee 𝗔𝗿𝗯𝗮𝗰𝗮𝗗𝗲𝘀𝗶𝗴𝗻

Howlaha aan qabano waxaa ka mid

1. 𝗚𝗿𝗮𝗽𝗵𝗶𝗰 𝗗𝗲𝘀𝗶𝗴𝗻 𝗧𝗮𝘀𝗸𝘀

• Logo Design
• Branding Design
• Poster & Flyer Design
• UI/UX Design
• Social Media Graphics

2. 𝗩𝗶𝗱𝗲𝗼 𝗚𝗿𝗮𝗽𝗵𝗶𝗰 𝗧𝗮𝘀𝗸𝘀

• Motion Graphics
• Intro/Outro Videos
• Animated Logos
• Explainer Videos
• Video Editing

Waxa sharaf ino ah inan sidaa ku qanacsaned kugu adeegi dono insha'allah hadii aad naga soo dalbato inan kuu shaqeyno.

waa heer sare iyo howl ku qancisa

https://wa.me/message/2KHHALAXLOGAI1

  Galmudug waa maamul goboleed ka tirsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo xaruntiisu tahay magaalada Dhuusamareeb...
06/08/2025



Galmudug waa maamul goboleed ka tirsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo xaruntiisu tahay magaalada Dhuusamareeb kana shaqeeya maamulka, amniga, horumarka iyo adeegyada bulshada ee deegaannada uu ka kooban yahay.

Waxaana maalmo kooban naga xigaan -August oo ah maalin ku asteysan aqoonsi iyo is aaminaad bulsho.

Shabakada Arbaca Design ayaana idinka haqabtireysa sameynta poster ku qanciya sidii aad hambalyada ula qaybsan lahayd ehel iyo asxaab.

waa heer sare iyo howl ku qancisa.

  Sameynta hadaf kuu gaar aadan cid kala tashan waa qayb kamid ah guusha iyo inad hadaf cad leedahay; isha halagu haayo ...
21/07/2025



Sameynta hadaf kuu gaar aadan cid kala tashan waa qayb kamid ah guusha iyo inad hadaf cad leedahay; isha halagu haayo company gaan ✅️👀😀

#𝗔𝗿𝗯𝗮𝗰𝗮𝗗𝗲𝘀𝗶𝗴𝗻

Aniga oo ku hadlayo codka dhallinyarada Soomaaliyeed ee jecel nabadda, horumarka, iyo midnimada, waxaan si cad u leeyaha...
21/07/2025

Aniga oo ku hadlayo codka dhallinyarada Soomaaliyeed ee jecel nabadda, horumarka, iyo midnimada, waxaan si cad u leeyahay: dagaalka naga daaya!

Walaalayaal reer Galmudug, gaar ahaan Meersiis, iyo dadka qiimaha leh ee Shilaabo ku nool; intaan is dilayno, yaa dhisaya dalka? Intaan dhiiggeenna daadinayno, yaa kor u qaadaya magaca Soomaalinimo?

Maalin kasta oo colaad ah waa maalin aan lumeyno. Waa maalin hooyo barooraneyso, waa maalin carruur ay waxbarasho ka baaqato, waa maalin aan mustaqbalka ka leexannay.

Waxaan idin leenahay

• Joojiya colaadda maanta, si aan nabad u gaarno berrito.
• Ha u adeegina siyaasiyiin ama dano shisheeye; dalkiinna u roonaada
• Odayaasha, culimada, iyo haweenka waxaan idin leenahay: u kaca oo nabad u taagnaada.
• Dowladdu haso fara galiso colaada si ay ubaajiso dhiiga daadanaya.
• Dhallinyarada hubka wata caqliga ka shaqeysiiya, hubka dhiga qalinka qaata.

"Nabadda maanta waa furaha mustaqbalkeenna."

"وَلَا تَقْتُلُوا النَّفْسَ الَّتِي حَرَّمَ اللَّهُ إِلَّا بِالْحَقِّ ۚ ذَٰلِكُمْ وَصَّاكُم بِهِ لَعَلَّكُمْ تَعْقِلُونَ"

#𝗔𝗿𝗯𝗮𝗰𝗮𝗗𝗲𝘀𝗶𝗴𝗻

   Ciyaaryahanka reer Portugal iyo Liverpool 𝗗𝗶𝗼𝗴𝗼 𝗝𝗼𝘁𝗮 ayaa si lama filaan ah ugu geeriyooday shil gaari oo ka dhacay g...
03/07/2025


Ciyaaryahanka reer Portugal iyo Liverpool

𝗗𝗶𝗼𝗴𝗼 𝗝𝗼𝘁𝗮 ayaa si lama filaan ah ugu geeriyooday shil gaari oo ka dhacay gobolka 𝗭𝗮𝗺𝗼𝗿𝗮 ee dalka Spain. Shilka ayaa dhacay 3-da Luulyo 2025, iyadoo Jota oo 28 jir ahaa iyo walaalkiis 𝗔𝗻𝗱𝗿𝗲́ 𝗦𝗶𝗹𝘃𝗮, oo 26 jir ahaa, ay ku dhinteen kadib markii gaarigooda Lamborghini uu ka baxay wadada A-52 agagaarka Palacios de Sanabria, kadibna uu dab qabsaday.

𝗝𝗼𝘁𝗮 ayaa dhowaan guursaday lamaanihiisa muddada dheer Rute Cardoso, waxaana ay wadaageen saddex carruur ah. Guurkooda ayaa dhacay 22-ka Juunyo, wax ka yar laba toddobaad ka hor shilka.

𝗝𝗼𝘁𝗮 wuxuu caan ku ahaa xirfadiisa kubadda cagta, isagoo ciyaaray kooxaha 𝗣𝗮𝗰̧𝗼𝘀 𝗱𝗲 𝗙𝗲𝗿𝗿𝗲𝗶𝗿𝗮, 𝗔𝘁𝗹𝗲́𝘁𝗶𝗰𝗼 𝗺𝗮𝗱𝗿𝗶𝗱, 𝗙𝗖 𝗣𝗼𝗿𝘁𝗼, 𝗪𝗼𝗹𝘃𝗲𝗿𝗵𝗮𝗺𝗽𝘁𝗼𝗻 𝗪𝗮𝗻𝗱𝗲𝗿𝗲𝗿𝘀 , iyo ugu dambeyn 𝗟𝗶𝘃𝗲𝗿𝗽𝗼𝗼𝗹, oo uu ku biiray 2020. Intii uu joogay Liverpool, wuxuu dhaliyay 65 gool 185 kulan gudahood, wuxuuna ka caawiyay kooxda hanashada koobab badan. Sidoo kale, wuxuu u saftay xulka qaranka Portugal 49 jeer, isagoo dhaliyay 14 gool.

#𝗔𝗿𝗯𝗮𝗰𝗮𝗗𝗲𝘀𝗶𝗴𝗻

65 guurada kaso waregtay xornimad gobolada waqooyi ee somalia ( somaliland) 26 jun 1960 🇸🇴 Happy Independence Day  #𝗔𝗿𝗯𝗮...
25/06/2025

65 guurada

kaso waregtay xornimad gobolada waqooyi ee somalia ( somaliland) 26 jun 1960 🇸🇴

Happy Independence Day

#𝗔𝗿𝗯𝗮𝗰𝗮𝗗𝗲𝘀𝗶𝗴𝗻

Happy Independence Day Of Somalia. 🇸🇴  Si aan uga qayb qaadano farxadaada maalinta xorriyada nala soo xariir Si aan kugu...
25/06/2025

Happy Independence Day Of Somalia. 🇸🇴

Si aan uga qayb qaadano farxadaada maalinta xorriyada nala soo xariir Si aan kugu sameyno boodh ku qanciya.

#𝗔𝗿𝗯𝗮𝗰𝗮𝗗𝗲𝘀𝗶𝗴𝗻

  aragti ku dhamey farshaxan.. Taas ayaa ah howsheena.
22/06/2025

aragti ku dhamey farshaxan.. Taas ayaa ah howsheena.


Address

Guri Ceel

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Arbaca Design posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share