TAYO TECH ELECTRONICS

TAYO TECH ELECTRONICS We offer quality products and reliable service. Order today and get it delivered fast!

🎧 Apple AirPods – Airpods  Casri ahKu raaxayso cod nadiif ah iyo naqshad qurux badan oo ay bixiyaan Apple AirPods.✔️ Cod...
06/03/2026

🎧 Apple AirPods – Airpods Casri ah

Ku raaxayso cod nadiif ah iyo naqshad qurux badan oo ay bixiyaan Apple AirPods.

✔️ Cod tayo sare leh
✔️ Si fudud ugu xidhmaya iPhone iyo qalabka kale
✔️ Battery waqti dheer shaqaynaya

🎶 Ku dhagayso music, wicitaano samee, kuna raaxayso cod heer sare ah.

📦 Dalbo hadda!
📞 WhatsApp: +252639189668
🏪 Tayo Tech Electronics

📱 Mobile Tayo Leh oo Qiimo Jaban!🔹 Nokia 5310 – Original✔️ Dual SIM✔️ Cod aad u nadiif ah✔️ Battery waara💰 Qiimo: $38.99...
05/03/2026

📱 Mobile Tayo Leh oo Qiimo Jaban!

🔹 Nokia 5310 – Original
✔️ Dual SIM
✔️ Cod aad u nadiif ah
✔️ Battery waara
💰 Qiimo: $38.99

🔹 LLG Mobile
✔️ 4 SIM Card
✔️ Cod sare oo nadiif ah
✔️ Fariimo badan (2k Message)
💰 Qiimo: $23.99

📦 Dalbo hada , o ku hel si degdag ah, free delivery.

📞 WhatsApp: +252639189668
🏪 Tayo Tech Electronics

Al Harameen Original Watch ✨JUMLAD IYO TAFAARIQ ✔️ waxay Ledahay Islamic Calendar ✔️ waxa ay ku shegaysa Wakhtiga salaad...
05/03/2026

Al Harameen Original Watch ✨
JUMLAD IYO TAFAARIQ

✔️ waxay Ledahay Islamic Calendar
✔️ waxa ay ku shegaysa Wakhtiga salaada meel kasta aad joogtid
✔️ Waterproof - o biyo ma Galayaan💧
✔️ Nashqad Qurux badan

Saacad casri Ah o is isku darsatay Tayo iyo Qurux

QIIME MACQUULA
💲 Only $37.⁹⁹

Hada Dalbo o Hada hel free delivery 🚚

📞 63 9189668

Address

Hargeia
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when TAYO TECH ELECTRONICS posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share