14/07/2026
FURSAD SHAQO
-------------------
Saddex Boos:
Laba waytar oo Rag ah
iyo Inan sharaab shiidis ah
SHURUUDAHA
------------------
1. waa inuu aqoon u leeyahay shaqada laga rabo
2. waa inuu dagan yahay Jig jiga yar gaar ahaan goolada sare
3. Waa full time shaqadu waa inuu qofku diyaar u yahay wakhtigaas
4. lacagta waa laga heshiinayaa.
Waxaad nagala soo xidhiidhaan lambaradan:
WhatsApp / Call : 638800007
Call: 564866
Call now to connect with business.