27/05/2023
Macquul miyaa!!!
Technologiyadaan xawaaraha ku socoto macquul miyaa in Hard drives ka iyo Ramka in lagu bedelkooda la isticmaali doono maxkaxda bini aadamka. Tuseel; haddii Computer ama aaalad kale oo Chip iyo Motherboard leh Hard drives iyo Ramkeeda maskaxdaada loo isticmaalo inta Neuronka masxkaxda iyo Aaladaan laysku xiro sidaasna loo isticmaalo Maxkaxdaada baaxadda wayn Hard disk ahaan iyo Ram ahaan qof walbo aaladiisa maskaxdiisa isla shaqeeyaan.
Macquul miyaa ma dhici doontaa in maskaxda bini aadamka loo istic maalo hardisk ahaan ama Ram ahaan, dabcan waa macquul blse waqti bay qaadanee adi hadaa su'al ku waydiiyo aaladaada iyo maskaxdaada ha laysku xiro ma yeeli lahayd.