31/08/2023
Fasalo Cusub Bisha September 2023
Kuliyadu waxay bishan bilaabeysaa fasalo cusub oo computer billow ah, hadaba h**e u gaadh yaaney kaa buuxsamine waxii faahfaahina kala xidhiidh
Kaalinta 8aad ama Taalada gacanta 📲 4075225