Carwo Macruuf

Carwo Macruuf Waxan nahay shirkad u heellan soo dejinta iyo iibinta alabaha guriga iyo electronics .

Waxan u keenaa macaamiisheena alaab tayo sare leh oo ay ku jiraan Qalabka guriga: Fadhiyo, sariiro, miisaska, iyo Electronics mobiles muraxadaha makiinadaha shiidka

26/02/2026

Kusoo dhawoow carwo macruuf
Maanta waxaan idiin soo bandhigaynaa alaabo cusub oo tayo sare leh β€” si gaar ah ayaan idiinku duubnay si aad u aragtaan faahfaahin kasta πŸ”₯
βœ… Tayo la hubo
βœ… Qiimo macquul ah
βœ… Adeeg lagu kalsoon yahay
Haddii aad raadineyso qalab casri ah oo ku anfaca, halkaan ayaad ka heleysaa. Nala soo xiriir ama noo soo booqo si aad u hesho dalabkaaga maanta!
πŸ“© Dalbo hadda
πŸ“ Carwo Macruuf

03/02/2026

Carwo Macruuf waa dukaan weyn oo casri ah, lagana helo dhammaan baahiyaha guriga iyo electronic-ga
Waxaan bixinnaa joodariyaal tayo sare leh, jiifaf kuwa dalka iyo kuwa dibadda, alaabta guriga sida miisas, kuraas, daahmo iyo qurxinno kala duwan.
Sidoo kale waxaan haynaa maacuun dhamaystiran iyo electronics ay ku jiraan mobile-lada ugu dambeeyay iyo qalab casri ah.
Carwo Macruuf β€” tayada aad ku kalsoonaan karto

Carwo Macruuf Waxaan kuu keenaynaa alaab casri ah oo tayo sare leh, si gurigaagu u noqdo mid qurux iyo raaxo leh πŸ‘πŸ›οΈ Jii...
27/01/2026

Carwo Macruuf
Waxaan kuu keenaynaa alaab casri ah oo tayo sare leh, si gurigaagu u noqdo mid qurux iyo raaxo leh 🏑
πŸ›οΈ Jiifaf & joodariyaal
πŸ›‹οΈ Fadhiyaal casri ah
πŸͺ‘ Miisas & kuraas tayo leh
🏠 Alaab dhamaystiran oo guriga ah
πŸ‘‰ Waxa iibina alaabta casriga ah ee guriga ah ee uu qof walba ku riyoodo
πŸ“ž Nala soo xiriir maanta
πŸ“ Carwo Macruuf – kalsooni & tayo isku jirta

Carwo Macruuf Astaanta Cusub Waxaan si rasmi ah u hirgelinnay astaanta cusub ee Carwo Macruuf, taas oo ka tarjumaysa cas...
26/01/2026

Carwo Macruuf Astaanta Cusub
Waxaan si rasmi ah u hirgelinnay astaanta cusub ee Carwo Macruuf, taas oo ka tarjumaysa casriyeyn, tayo, iyo kalsooni.
Carwo Macruuf waa meesha aad ka hesho alaab guri & elektaroonik casri ah oo leh tayo iyo adeeg lagu kalsoonaan karo.
Ku soo dhawoow Carwo Macruuf
Jiifaf Joodariyaal electronic
Tayo aad ku qanacdo Adeeg aad ku kalsoonaato

Address

GURICEEL GALGADUUD SOMAALIA
Hargeisa
00252

Telephone

+252615211292

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Carwo Macruuf posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category