SLNTV Graphic Designer

SLNTV Graphic Designer soo dhawaada dhamaan dadkayga aan jecelahay ee ku nool daafaha dunida oo dhan

23/10/2021
15/06/2021

suldan seeraar Hees Cusub 2021

07/08/2020

Waad mahadsan tihiin dhamaan asxaapta

31/07/2020

Qosolkii aduunka sooraan oo sheeganaya odaygii Magaalada

14/05/2019

Geeridu waa xaq, cidina gafi mayso, Waxaan dhamaan qaranka Somaliland debad iyo gudo, madax iyo minjo, culimo iyo caamo, lab iyo dhedig, qoys iyo qaraabo ,mudanayaal iyo marwooyin ka tacsiyeynayaa geeridii xaqa ahayd ee ku timi nabadoonkoodii weynaa Xaaji/Xildhibaan Cabdi kariim Xuseen Yuusuf( Cabdi waraabe) ,oo maanta oo jimce ah ku geeriyooday Hargeisa.

Waxaan qirayaa ilaahay hortii in xaaji Cabdi soddonkii sanadood ee u danbeeyey, hadda waa intaan aqoonta tooska ah u yeeshay,islamarkaana uu ka mid noqday macalimiintii aan ka bartay qaabka loo xaliyo khilaafyada dhaqanka, ruux gufeyn jireyn meel kasta oo ay gabadano geyigeena ka hayso, waxaan qirayaa in neecawda iyo nimcada nabada ee aynu maanta ku nafaxaadayno, Alle qadarkiisa ka sakow sabab ay u ahaayeen xaajiga iyo saaxiibadiisii fara ku tiriska ahaa, oo badankoodu godka ka horgalay alle ha u naxariisto dhamaantood.

Xaaji Cabdi wuxuu ahaa qof daahiyad ah oo dun wanaagsan waxa uu caan ku ahaa nabad jacayl, dal jacayl, diin jacayl, cadaalad jacayl , run jacayl,dad jacayl, dawlad jacayl,dan guud jacayl iyo dad ururin.

Ugu danbayn dhaqanka iyo sooyaalka taariikheed ee xaajigu wuxuu inoogu filan yahay casharo iyo cibro.

Address

Hargeisa

Telephone

+252633252917

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SLNTV Graphic Designer posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to SLNTV Graphic Designer:

Share