CTC Hands-On Practical

CTC Hands-On Practical Hands-On Practicals

Kuliyada barashada Culuumta Technology-da ee   Hand-On Practical College  oo ku caan ah Barashada Culuumta la xidhiidha ...
27/07/2026

Kuliyada barashada Culuumta Technology-da ee Hand-On Practical College oo ku caan ah Barashada Culuumta la xidhiidha Computers-ka iyo Guud ahaan ICT-ga.
waxa bisha bilaab-maya courses ka hoos ku xusan.
hands on practical adigoo aqonta ku baran dona hab practical ah

Faahfaahin Laxidhiidh:-

#0633872930

16/07/2026

Kalay o xirfad cusub baro 6da bilod e ka hadhay sanadka

*KOORSO CUSUB – BARO ENGINEERING SOFTWARES KII UGU DANBEYEEY*Ma rabtaa inaad noqoto xirfadle ku takhasusay sameynta 3D d...
13/07/2026

*KOORSO CUSUB – BARO ENGINEERING SOFTWARES KII UGU DANBEYEEY*

Ma rabtaa inaad noqoto xirfadle ku takhasusay sameynta 3D design & visualization?
Kusoo biir koorsadeena oo aad ku baran doonto software-yada muhiimka uu ah ardaydaa engineering kaa kuwaaso kala ah:

✅ SketchUp – Baro samaynta 3D models ka
✅ ArchiCAD – Naqshadeyn xirfadaysan
✅ Lumion – Samee muuqaal qurux badan (render & animation)

📚 Waxaad heli doontaa:
* Casharro practical ah (step-by-step)
* Models diyaar ah (SketchUp, Lumion & ArchiCAD)
* Tababar ku saabsan mashruuco run ah.
🎯 Ku habboon: Ardayda civil Engineering, Architects & home designers kaaa

Wixi faahfaahin nagala soo xidhiidh :

Free course Waxa uu soconaya mudo 1 bil ah
05/07/2026

Free course
Waxa uu soconaya mudo 1 bil ah

CTC COLLEGE“Waxbarasho, Wadaninimo iyo Horumar ayaan ku dhisaynaa mustaqbalka Somaliland.”🎉 Hambalyo 18 May dhammaan sha...
17/05/2026

CTC COLLEGE

“Waxbarasho, Wadaninimo iyo Horumar ayaan ku dhisaynaa mustaqbalka Somaliland.”

🎉 Hambalyo 18 May dhammaan shacabka Jamhuuriyadda Somaliland.

📢 Fursad ShaqoCTC College waxay u baahan tahay Camera Man khibrad leh.Shuruud: Xirfad duubis muuqaal iyo camera isticmaa...
29/04/2026

📢 Fursad Shaqo
CTC College waxay u baahan tahay Camera Man khibrad leh.
Shuruud: Xirfad duubis muuqaal iyo camera isticmaal.
CV-gaaga ku dir [email protected]

26/04/2026

CTC Hands-on Practical College kuso dhawada isdiwangalintu way socota yanay ka buxsamin h**e uso gaadh
#0636316333

Address

Opposite Idaacada Bus Station
Hargeisa
25263

Opening Hours

Monday 09:00 - 21:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when CTC Hands-On Practical posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share