Agab MixMart

Agab MixMart Suuq Agab isku jir ah lagu iibiyo

✨ Ciidul Adxa Mubaarak ✨Agab MixMart waxay idiin rajaynaysaa Ciid farxad leh iyo barwaaqo β€οΈπŸ‘Ku soo dhowaada Agab MixMar...
26/05/2026

✨ Ciidul Adxa Mubaarak ✨

Agab MixMart waxay idiin rajaynaysaa Ciid farxad leh iyo barwaaqo β€οΈπŸ‘
Ku soo dhowaada Agab MixMart si aad u heshaan agabka guriga iyo qalabka jikada ee aad u baahan tihiin πŸ›οΈβœ¨

14/05/2026

Hambalyo 18 May β€œAqoonsi iyo Adkaysi”
Maalinta Qaranimada Somaliland ee 18 May awgeed,
Agab MixMart waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan shacabka Somaliland.
18 May waa maalin xusuus mudan oo astaan u ah geesinimo, wadajir, iyo horumar. Waxaan rajaynaynaa in sanadkan uu noqdo mid nabad, barwaaqo, iyo guulo cusub u horseeda dalkeena iyo dadkeena.
Mahadsanidiin taageerada aad mar walba nala garab taagan tihiin.
Hambalyo 18 May
β€œAqoonsi iyo Adkaysi”
β€” Agab MixMart
Grab More, Pay Less.

πŸŒ™ Ciidul Fidri Mubaarak πŸŒ™ macaamiisheena sharafta leh!Ilaahay ha idiinka aqbalo soonkiinna iyo cibaadadiinna, Farxad ku ...
19/03/2026

πŸŒ™ Ciidul Fidri Mubaarak πŸŒ™ macaamiisheena sharafta leh!
Ilaahay ha idiinka aqbalo soonkiinna iyo cibaadadiinna, Farxad ku ciida. πŸ₯³πŸͺ…πŸŽŠπŸŽ‰πŸŽ†

07/02/2026

✨ Lunch Box / Kululeyso Cunto – 3 PCS Set ✨
Strong · Clean · Modern 🧺
Cuntada ku hay mid diiran waqti dheer πŸ”₯
Ku habboon guri, shaqo & safar
βœ“ 3 sizes (2L / 4L / 6L)
βœ“ Xiran si ammaan ah
βœ“ Design casri ah
πŸ“¦ Waxaad ka heli kartaa Agab MixMart
πŸ“ž 0634000907 πŸ“² +252634000907
Hargeisa, iyo dhammaan magaalooyinka
Somaliland-ba waad kaso dalban kartaa.

07/02/2026

✨ Lunch Box / Kululeyso Cunto – 3 PCS Set ✨
Strong | Clean | Modern 🧺
Cuntada ku hay mid diiran waqti dheer πŸ”₯
Ku habboon guri, shaqo & safar
βœ“ 3 sizes (3L / 6L / 12L)
βœ“ Xiran si ammaan ah
βœ“ Design casri ah
πŸ“¦ Waxaad ka heli kartaa Agab MixMart
πŸ“ž 0634000907 πŸ“² +252634000907
Hargeisa, iyo dhammaan magaalooyinka
Somaliland-ba waad kaso dalban kartaa.

07/02/2026

✨ Lunch Box / Kululeyso Cunto – 4 PCS Set ✨
Strong · Clean · Modern 🧺
Cuntada ku hay mid diiran waqti dheer πŸ”₯
Ku habboon guri, shaqo & safar
βœ“ 4 sizes (2.5L / 5L / 8L / 16L)
βœ“ Xiran si ammaan ah
βœ“ Design casri ah
πŸ“¦ Waxaad ka heli kartaa Agab MixMart
πŸ“ž 63 4000907 πŸ“² +252634000907
Hargeisa, iyo dhammaan magaalooyinka
Somaliland-ba waad kaso dalban kartaa.

🚨 FURSAD HA SEEGIN! 🚨Nalalkan quruxda badan gurigaaga ka dhigaya mid heer sare ah 😍✨Bilic casri ah β€’ iftiin indhaha qabs...
04/02/2026

🚨 FURSAD HA SEEGIN! 🚨
Nalalkan quruxda badan gurigaaga ka dhigaya mid heer sare ah 😍✨
Bilic casri ah β€’ iftiin indhaha qabsada β€’ tayo aad u sarreysa πŸ πŸ’‘
πŸ“¦ Waxaad ka heli kartaa Agab MixMart
πŸ“ž 0634000907 πŸ“² +252634000907
Hargeisa, iyo dhamaan magaalooyinka Somaliland-ba waad kaso dalban kartaa.

27/01/2026

Insulation Pot – 4 PCS Set ✨
Strong β€’ Clean β€’ Modern 🍲
Cuntada ku hay mid diiran saacado badan πŸ”₯
Design qurux badan oo casri ah
βœ”οΈ 4 x sizes kala duwan
βœ”οΈ Tayo sare
βœ”οΈ Ku habboon guri & martiqaad
πŸ“¦ Waxaad ka heli kartaa Agab MixMart
πŸ“ž 0634000907 πŸ“² +252634000907
πŸ“Hargeisa, iyo dhamaan magaalooyinka Somaliland-ba waad kaso dalban kartaa

18/01/2026

🍴 Kitchen tools set tayo sare leh ✨
Ku habboon cunto karinta maalin kasta 🍳
βœ”οΈ Qurux badan
βœ”οΈ Fudud in la isticmaalo
βœ”οΈ Guri kasta u baahan yahay
πŸ“¦ Waxaad ka heli kartaa Agab MixMart
Hargeisa, iyo dhamaan magaalooyinka Somaliland-ba waad kaso dalban kartaa

Address

Airport Road, Hargiesa
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Agab MixMart posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category