20/08/2026
HTML β Aasaaska Web-ka π
Website kasta wuxuu leeyahay aasaas, waxaana ka mid ah HTML.
HTML (HyperText Markup Language) waxaa loo isticmaalaa in lagu dhiso qaab-dhismeedka website-ka.
Tusaale ahaan:
Welcome to Maan Solution
Technology & Digital Skills
Learn More
πΉ "" β Cinwaan
πΉ "" β Qoraal/paragraph
πΉ "" β Link
HTML waa tallaabada koowaad ee qof kasta oo doonaya inuu fahmo Web Development.
π HornData ict solution waxaan idinkula wadaagi doonaa:
β HTML
β CSS
β JavaScript
β Excel & Data Analysis
Learn | Build | Share