08/06/2026
π¨ Naqshad kastaa waxay leedahay sheeko, annaguna waxaan ka dhignaa mid muuqata.
Haddii aad raadineyso:
β
Graphic Design tayo sare leh
β
Video Editing xirfad leh
β
Social Media Posts soo jiidasho leh
β
Branding ganacsi oo casri ah
Waxaad joogtaa meesha saxda ah.
π Ku xirnow boggan si aad u hesho naqshado cusub, talooyin hal-abuur leh, iyo shaqooyin tayo sare leh oo kaa caawin kara kobcinta ganacsigaaga ama sumcaddaada.
Follow garee hadda, hana seegin hal-abuurka soo socda! π