Al-husni Technical Training Institute - ATTI

Al-husni Technical Training Institute - ATTI Practice without skill is better than, skill without practice

20/08/2026

Najma Bahar waa mid ka mid ah dhallinyaradii qaadatay tababarkii digital skills oo soo bandhigaysa Project ga ay ku difaacaneyso tababarka.




19/08/2026

Fatima Seylac Bashir waa mid ka mid ah dhallinyaradii qaadatay tababarkii digital skills oo soo bandhigaysa Project ga ay ku difaacaneyso tababarka.

18/08/2026

Ikran Abdirashiid waa mid ka mid ah dhallinyaradii qaadatay tababarkii digital skills oo soo bandhigaysa Project ga ay ku difaacaneyso tababarka.

16/08/2026

Hamda Xassan Elmi waa mid ka mid ah dhallinyaradii qaadatay tababarkii digital skills oo soo bandhigaysa Project ga ay ku difaacaneyso tababarka.




16/08/2026

Sumaya Ahmed Dhalahow waa mid ka mid ah dhallinyaradii qaadatay tababarkii digital skills oo soo bandhigaysa Project ga ay ku difaacaneyso tababarka.




15/08/2026

Khadar Mohamed Hassan wa mid ka mid ah dhallinyaradii qaadatay tababarkii digital skills oo soo bandhigaya Project ga uu ku difaacanayo tababarka.

14/08/2026

Safia Abdiwahid wa mid ka mid ah dhallinyaradii qaadatay tababarkii digital skills oo soo bandhigeysa Project ga ay ku difaacaneyso tababarka.

13/08/2026

Madam Fatima Xish Tababaraha tababarkii digital skills ee mudada isbuuca inoo socday oo maanata noo soo gabogaboobay iyo dardaarankeedii dhallinyarada tababarka ka qeyb qaadatay.

Maalintii Soo Xiritaanka iyo Qalin-jabinta Tababarka Xirfadaha Dijital-ka (Digital Skills)! 🎓✨Waxaa maanta si guul ah ku...
13/08/2026

Maalintii Soo Xiritaanka iyo Qalin-jabinta Tababarka Xirfadaha Dijital-ka (Digital Skills)! 🎓✨

Waxaa maanta si guul ah kusoo gaba-gaboobay tababarkii xirfadaha dijital-ka ah. Maalintii ugu dambeysay, dhallinyaradii ka qeybqaadatay waxay soo bandhigeen mashaariic (projects) dhammaystiran oo ay ka soo bilaabeen heer fikradeed ilaa qorshe dhab ah oo diyaarsan, lana gaba-gabeeyay.
Sidoo kale, waxa ay dhallinyaradu maanta hanteed shahaadooyin muujinaya guusha iyo xirfadaha ay ka kororsasadeen mudadii uu tababarku socday. Waxaan u rejaynaynaa dhallinyaradaas mustaqbal wanaagsan iyo inay xirfadaan ka gaaraan guulo waaweyn.

Maalintii 4-aad ee Tababarka Xirfadaha Dijitaalka ah (Digital Skills).Maanta waxaan si toos ah diiradda u saarray Tafati...
11/08/2026

Maalintii 4-aad ee Tababarka Xirfadaha Dijitaalka ah (Digital Skills).
Maanta waxaan si toos ah diiradda u saarray Tafatirka Muuqaallada (Mobile & Computer Video Editing) iyo Suuq-geynta Baraha Bulshada (Social Media Marketing). Waxaan u guda-galnay qaababka loo sameeyo muuqaallada xirfadaysan iyo siday tahay in loo maamulo ama loogu suuq-geeyo baraha bulshada si loo gaaro daawadayaal iyo macaamiil badan.
Xirfadaha dijitaalka ah waa furaha guusha ee casriga maanta! 💻📱📈

Address

Jiirobay
Luuq

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-husni Technical Training Institute - ATTI posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share