Tusmo

Tusmo Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Tusmo, Computers & Internet Website, Mogadisho, Mogadisho.

Compiler-ka Tusmo waa kan kaliya ee ku canaanan doona! 😅​Luuqadan Tusmo inaan release-gareeyo waxay dib iigu dhacday ila...
05/04/2026

Compiler-ka Tusmo waa kan kaliya ee ku canaanan doona! 😅
​Luuqadan Tusmo inaan release-gareeyo waxay dib iigu dhacday ilaa 3 jeer

- releas-kii kowaad aan qorsheeyay wuxuu ahaa ramadaanka bilowgiisa balse bugs badan oo ka jiray compiler-ka tusmo awgeed way ila qurux badnaan waysay.

- release-kii labaad aan u qorsheeyay waxa uu ahaa maalinta ciida balse waxaa jiray feature aan dhameystirneen kaas oo ahaa tusmo tageerto json object.

- mid kii xigay wuxuu ahaa maalin dhawayd anigoo diyaarinteeda kujra in qaabka error-ka usoo gudbinaysa Tusmo uusan quruxbadneen uu yahay fowdo.

balse markaan dhamaystiro habka ay kugu sheegayso khaladaadka (error reporting-ka) sida sawirka ka muuqato kadib ayaan soo fasixi doonaa haddii Alle idmo. Waxaan rabaa in Compiler-ka luuqada ay kula hadasho si ka duwan compiler-ada kale.

Barasho wanaagsanWaxaan ahay Tusmo, The second Somali Programming Language.    Waxaan ahay:          -  Luuqad Compiler ...
21/11/2025

Barasho wanaagsan

Waxaan ahay Tusmo, The second Somali Programming Language.

Waxaan ahay:
- Luuqad Compiler ah.
- Luuqad Static ah oo aad u xawaare sareysa, xitaa task-yadda qaar waa kaga xaawaara sarayaa rust.
- Luuqad OOP ah.
- Luuqad Syntax-keedu uu yahay 100% Erayo Soomaali ah

Waxaan shabahaa luuqadaha sida C-family-ga, Java iyo TypeScript.

Waxaan leeyahay dhowr Standard Libraries sida:
- Os
- Wakhti (time)
- Nasiib (random)
- Http

Address

Mogadisho
Mogadisho

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tusmo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share