Goodal

Goodal Hal-abuur xad-dhaaf ah iyo xalal dhijitaal ah oo dhammaystiran.

16/07/2026

Our Media Sponsor

Waxaan ku faraxsanahay inaan si rasmi ah ugu dhawaaqno in Goodal ay tahay Media Sponsor-ka Barnaamijkeena Nafis Career Counselling & University Guidance Event.

๐Ÿ“… 17 July 2026
๐Ÿ•’ 3:00 PM โ€“ 6:00 PM
๐Ÿ“ Nafis Rehab

Hambalyo Dhamaan Ardayda Soomaaliyeed.Waad ku Mahadsan Tihiin Dhabar-adaygii iyo Dadaalkii aad Muujiseen Intii aad ku Ji...
25/06/2026

Hambalyo Dhamaan Ardayda Soomaaliyeed.

Waad ku Mahadsan Tihiin Dhabar-adaygii iyo Dadaalkii aad Muujiseen Intii aad ku Jirteen Imtixaanka. Guul, Horumar iyo Natiijo Aad Ku Farxadaan Ayaan Idiin Rajaynaynaa!

10/06/2026

Farxad weyn ayay noo ahayd inaan qayb ka noqono Bandhigga Toddobaadka Dhaqanka ee Jaamacadda SIMAD, halkaas oo si qurux badan loogu soo bandhigay hiddaha, hiddo-raaca, iyo qiimaha aan dhammaadka lahayn ee dhaqanka Soomaaliyeed. ๐Ÿบ

Qiimaha aan dhamaadka lahayn ee hiddaha Soomaaliyeed. ๐Ÿบ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด โœจWaxaan farxad weyn inoo ahayd inaan qayb ka noqono Bandhigga ...
10/06/2026

Qiimaha aan dhamaadka lahayn ee hiddaha Soomaaliyeed. ๐Ÿบ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด โœจ

Waxaan farxad weyn inoo ahayd inaan qayb ka noqono Bandhigga Toddobaadka Dhaqanka ee Jaamacadda SIMAD.

Runtii, goobtu waxay ahayd mid si farshaxannimo leh u soo bandhigtay quruxda, hodantinimada, iyo qiimaha aan dhamaadka lahayn ee hiddaha Soomaaliyeed. ๐Ÿบ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Address

21, October Sultan Business Park
Mogadisho
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Goodal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share