Bulle Business

Bulle Business graphic designer

Waxa kenay go'yaasha aan biyaha ugudbinin joodariga. Macmiil h**e noso gaar ya laga dhamaysan tira yar aya keenay.
08/09/2023

Waxa kenay go'yaasha aan biyaha ugudbinin joodariga. Macmiil h**e noso gaar ya laga dhamaysan tira yar aya keenay.

21/08/2023

Waa mikanada saliida macsarada xabasoodada lagu sameeyo .
Wa diyar so dalbo.

05/08/2023

Waa diyaar go'yaasha sariirta lasaarto aan biyaha ugudbinin joodariga.

Ali Khadaab Munasar Maxamed Idris Alteeso Cali Aadan Muumin

Munasar Maxamed Ali Khadaab Cali Aadan Muumin
05/08/2023

Munasar Maxamed Ali Khadaab Cali Aadan Muumin

Waa diyaar go'yaasha aan biyaha u gudbin karin joodariga.
27/07/2023

Waa diyaar go'yaasha aan biyaha u gudbin karin joodariga.

Waxaa farxad weyn ino ah in aan qeyb weyn ka qaadannay nashqadaynta LOGO , COVER , profile aad u qurux badan mid kamid a...
24/05/2023

Waxaa farxad weyn ino ah in aan qeyb weyn ka qaadannay nashqadaynta LOGO , COVER , profile aad u qurux badan mid kamid ah macamishena #. Siraad Fashion Collection.

Nagala soo xiriir:
068 2776215 0617488052
design

07/05/2023

Dhibatoyinka ay ku qaban lamanaha Mobile ka wax kabaro.

Kalay aan ganacsigaada qurxintiisa kaqayb qadanee.
02/02/2023

Kalay aan ganacsigaada qurxintiisa kaqayb qadanee.

Waxaa farxad weyn ino ah in aan qeyb weyn ka qaadannay nashqadaynta boor aad u qurux badan mid kamid ah macamishena   sh...
03/01/2023

Waxaa farxad weyn ino ah in aan qeyb weyn ka qaadannay nashqadaynta boor aad u qurux badan mid kamid ah macamishena shurie honey.

Nagala soo xiriir:
068 2776215 0617488052 0618824614
design

Dardaarankii Ugu Cajiibsanaa ee uu qoro qof marxuum ah 😥😥                                " Waxeey tiri Si fiican U dhuux...
17/12/2022

Dardaarankii Ugu Cajiibsanaa ee uu qoro qof marxuum ah 😥😥

" Waxeey tiri Si fiican U dhuux Waxa Aan qorayo
Geerideeyda K**a Wal Wal qabo
Muhiimad Weeyn iima laha , Sida jirkeyga U baaliyoobi doono.

Muslimiinta Sida Caadiga ah Marka Qof dhinto Loo Sameeyn jiray Ayeey igu sameeyn doonaan dharka ayeey iga bixin doonaan , Weey idhaqi doonaan Markay i Karfaniyan Ka dib gurigeyga iga soo Saari doonaan Waxeey Ii Kaxeeyn doonaan Gurigeyga Cusub Ee Qabriga

Dad badan ayaa tacsiyadeyda imaan doona Bal qaarkood Balamihii iyo Shaqooyiinka ay lahaayeen ayeey aniga darteey U soo deyn doonaan Si ay Meydkeyga U soo raacaan Ka dib Duugteyda uga qeeyb qaataan.

Dadkaas Sidaa U tirada badan Maalin intaan Noolaa Hal mar Ma aysan isiin Nasteexo Wax Ka tari doonto Geerideyda bacdigeed Kheyr ima aysan fari jirin Alla ima aysan Xasuusin.

Wax yaabaha intaan Sariirta Meydka Saaranahay Laga Takhalusi doona Waxa Ka mid ah......
1. Qolkeyga
2.
3.
4.
5. Qaaliga ahaa
6.
Dhamaan intaan Qabriga tagin ayaa lakala qeybsaday.

Xitaa Haddii ay ii Sadaqeyn lahaayeen Wax beey ii tari lahaayeen Oo ayaan Ku kaban lahaa
Aan intaas Soo tacbaayay Waxaa lagu Kala dhaxlay maalmo gudahood Ha badnaadan ama ha yaraadan Xisaabtoodana Aniga ayeey I sugeysaa 😥

Markan dhintay Waxaa Ugu h**eeyo Ee iga dhacaaya Dadkuna Dhaqso U badali doonaan Waa
Qolka Anigo Ku jiro Ayeey dadka Oran doonaan Away ? Waan Maqlayaa Laakiin Ma Oran Karo Waa ikan Bal Magaceygii Saacad Ka hor leygu Wici jiray meey igu Wacaan 😥.

Markeey Rabaan in ay Igu dukadaan Waxeey i Oranayaan Aaway .?Bal Meey magaceyga iigu yeeraan.
Markey Luxdiga i dhigayaan Waxeey igu Oranayaan Meydka Ka feyda.
Meydka Bal Meey Magaceyga iigu yeeraan .

Sidaa darteed Ma aheeyn ineey isiraan Ama Aan ku sirmo iyo Aan Ku faani jiray Maanta Magaceyga Kaliya in ay Ku dhawaaqaan Xitaa iima quuraan.😥

《Intaasi Waa Tusaalo Balse Xaqiiq ayaad U Arki doontaa Maalin Maalmaha Ka mid ah;》

Qofka maanta Noolow ,,,,,, Ogow Murugta Ku sugeyso Waxeey U qeybsami doontaa ilaa Sadax qeeyb Oo Kala ah:

1: Dadkii Kuu aqoonsanaa inaad tahay Nin Karmeet ah Xoog iyo Karti badan Waxeey Ku Oran doonaan Yaa .

2: Saaxiibada Waxeey Kuu murugoon doonaan Saacado Maalmo Xitaa Isbuuc iska dheh Ka dib Sheekada Weey Ka bixi doonaan ayaa dhici doona.

3: Aad U daran Oo laga dareemi doona Aad Ka baxday iyo Maalmo Isbuuc bilooyiin Xitaa sanado Ka dib Waa lagu Waxaad galeeysaa dadka Mar Mar La .

Xisaabtaadii Aduunka Halkaa Ku dhamaatay Waxaa bilaaban Xisaabtii Aad Aakhiro ku laheed.
Xoolo Ma lihid Quruxdii Waa Kaa dhamaatay Owlaad iyo Caruur ma lihid Caafimaad Haba Sheegin Waxad Ka tagatay Daarihii dhaadheeraa Aad dhistay Xaaskaagii Ninkale ayaa qabo Ama Ninkaagii Naag kale ayuu qaatay.

Kaliya Waxaad Maanta haysataa Wanaagsanaa Su,aasha Hadda taagan Waxeey tahay Ma heysataa Maanta la jooga Camalkaas Beri Ku anfici lahaa.?
Maku dadaashay Salaadaha faralka
Sunooyiinka Sadaqada Sirta ah Salaadda Habeenkii Loo istaago mise maya.?

Qofka Marka Uu dhinto Muxuu Ugu Calaacalaa Rabiyow Haddaad dib Aduunka iigu celiso Waan Soo Sadaqeynsan lahaa.
قال تعالي: [ رب لولا ءخرتني الي اجل قريب فأصدق ].
Maxeey tartaa Sadaqada Uu Qofka Dhintay Ku arkay geeridiisa ka dib.?

Muxuu U dhihi Waayay Waan soo Xaji lahaa Waan Soo Salaadi lahaa Waan soo soomi lahaa.

Culimada Waxeey yiraahdeen Waxaa U sidaa U yiri Ka dib Markii Uu arkay Weeyninka ay leedahay Sadaqada iyo ajarka laga helayo Oo tiro badan " War Ka faa"ideyso Wax bixi Hadda.

Qoraalkan Oo Allah dartiis U faafiso ayaa Ka mid ah Sadaqada Waxaa dhici Karto Qof Aad U Share gareeysay Qoraalkan in Uu wax bixiyo...

Adigaana Sabab U noqday Halkii Xasano Waxaa Laguu laba jibaaraa .

Waa Amaano dushaada Saaran Qiyaamane Waa lagu Weeydiin" Fadlan Qoraalkan U dir ilaa Aad Ka mid tahay Kalmada Wanaagsan Waa Haddaad dhameysay plz Alla Xuskiisa badi.

Address

Yaqshid
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bulle Business posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Bulle Business:

Share