19/05/2024
Asalamau Caleykum, dhamaan ardeyda jecel barashada Networking ka waxaan ogeysiineynaa in aan bilaabi doono CISCO CCNA 200-301 course 1-da June 2024 In Shaa Allah.
Haddaba haddii aad u baahan tahay warbixin dheeraad ah fadlan nagala soo xariir telefonada kala ah sidan: 61 3379211/ 0626379211.
Linkig hoose iska diiwaan geli.
https://forms.gle/15ffKZcn5P2JL5oo6
Mahadsanidiin