23/01/2026
Mama Amina College of Health Science waxay ku siinaysaa qiimo dhimis gaar ah oo loogu talagalay ardayda cusub. Ha seegin fursadda aad ku bilaabi karto mustaqbal caafimaad oo ifaya.
⏳ Fursad xaddidan – Ha moogaan!
👉 Isdiiwaangeli maanta oo ka faa’iidayso qiimo-dhimista 30%
📞 Nala soo xiriir hadda
+252 61 1105941 / +252 61 2494800
ama nagala soo xiriir whatsup ka https://wa.me/252612494800
Mama Amina College of Health Science waa:
✨ Halka lagu Dhiso Mustaqbalka Ardayda Barata Caafimaad ka ✨