15/08/2026
Itaal Tech - ITECH waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan ardayda ku guuleysatay Imtixaanka Qaranka ee Fasalka 12-aad, iyadoo si gaar ah ugu hambalyeynaysa saddexda arday ee ku guuleystay kaalmaha 1-aad, 2-aad iyo 3-aad.
Guushan qiimaha badan waa miraha dadaal, karti iyo hiigsi sare.
Waxaan dhammaantiin idiin rajaynaynaa mustaqbal ifaya iyo guulo ka sii waaweyn.