Master Electronics Company

Master Electronics Company Hoyga Electronics-ka Soomaaliya

23/05/2026

mega Executive File Try With Top

Waxa uu Kuu Qurxinayaa Miiskaaga Waxa aadna Saaran Kartaa Dhamaan Documents kaaga Shaqada si maalin Leh

waa:

✔️Design Cajiib Ah

✔️Leh Qaanado Isa Saaran

✔️ Xafidid Documents

✔️Hawul Fududeyn Maalinle ah

Ku habboon:

✅Goobaha Waxbarashada
✅Isbitaalada
✅Bangiyada
✅ Xafiisyada Dawliga iyo Hayadaha Intaba

Hadda ka dalbo oo ka hel dhammaan Xarumaha Master electronics:

📍Bakaro Market, Mogadishu

📞 +252 615791504 | +0770007773
WhatsApp +252615791504



HP Dragonfly X360:Waa Laptop casri ah, awood badan, kaas oo ku haboon shaqooyinka adag ee casriga ah iyo isticmaalka maa...
23/05/2026

HP Dragonfly X360:

Waa Laptop casri ah, awood badan, kaas oo ku haboon shaqooyinka adag ee casriga ah iyo isticmaalka maalinlaha ah.

Laptopkaan waa:

✔️Core i7 11th Gen

✔️RAM 16GB

✔️SSD 512GB

✔️13.3" Touch Display

Ku habboon:

✅Ardayda
✅Designers
✅Video Editors
✅Business & Office Work

Hadda ka dalbo oo ka hel dhammaan Xarumaha Master electronics:

📍Bakaro Market, Mogadishu

📞 +252 615791504 | +0770007773



16/05/2026

Haddii aad isticmaashaa Microsoft Office oo sanad walba aad lacag subscription ah bixiso waxaa jira xal FREE ah oo aad u fudud, kuwaas oo dhammeystiraya baahidaada. Haddaba dhameyso muuqaalka oo pageka fallow dheh si aad u hesho tips badan iyo qalab baahidaada ku haboon.

Ugu dambayn, haddii aadan wali haysan laptop kuu fududeeya shaqadaada iyo waxbarashadaada.

Hadda ka dalbo oo ka hel dhammaan Xarumaha Master electronics:

📍 Bakaro Market, Mogadishu
+252 615791504 |+0770007773



Hp EliteBook 830g8 x360 Master Electronics CompanyMa raadinaysaa laptop casri ah oo kuu fududaynaya shaqadaada?HP Elite ...
04/05/2026

Hp EliteBook 830g8 x360 Master Electronics Company

Ma raadinaysaa laptop casri ah oo kuu fududaynaya shaqadaada?
HP Elite 830 g8 X360 waa midka aad u baahantahay:
​✅ Processor: Core i7 (Aad u dheereeya)
✅ Memory: 32GB RAM & 512GB SSD
✅ Design: Flexible (360°), Touch Screen, & Backlight Keyboard
✅ Color: Waxaa kaloo helaysaa midabka Silver ka ee aadka u quruxda badan

Location: Bakaro Market, Km5 Zobe Tarepiano, Mogadishu, Somalia
📞 +252 615 791 504 / 0770 007 773
🌐 Masterelectronic.com
WhatsApp 61 5791504

𝙟𝙞𝙢𝙘𝙤 𝙬𝙖𝙣𝙖𝙖𝙜𝙨𝙖𝙣
23/04/2026

𝙟𝙞𝙢𝙘𝙤 𝙬𝙖𝙣𝙖𝙖𝙜𝙨𝙖𝙣



𝐇𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝐚𝐚𝐝 𝐫𝐚𝐛𝐭𝐨 𝐥𝐚𝐩𝐭𝐨𝐩 𝐢𝐬𝐤𝐮 𝐝𝐚𝐫𝐬𝐚𝐝𝐚𝐲 𝐚𝐰𝐨𝐨𝐝, 𝐟𝐮𝐝𝐞𝐲𝐝 𝐢𝐲𝐨 𝐟𝐥𝐞𝐱𝐢𝐛𝐢𝐥𝐢𝐭𝐲, 𝐤𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐚 𝐝𝐨𝐨𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚𝐚𝐝𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐝𝐚 𝐚𝐡!HP OmniBook 5 Flip w...
21/04/2026

𝐇𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝐚𝐚𝐝 𝐫𝐚𝐛𝐭𝐨 𝐥𝐚𝐩𝐭𝐨𝐩 𝐢𝐬𝐤𝐮 𝐝𝐚𝐫𝐬𝐚𝐝𝐚𝐲 𝐚𝐰𝐨𝐨𝐝, 𝐟𝐮𝐝𝐞𝐲𝐝 𝐢𝐲𝐨 𝐟𝐥𝐞𝐱𝐢𝐛𝐢𝐥𝐢𝐭𝐲, 𝐤𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐚 𝐝𝐨𝐨𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚𝐚𝐝𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐝𝐚 𝐚𝐡!

HP OmniBook 5 Flip waa Laptop Kulansaday astaamo cajiib ah sida:

✅Design flip ah oo kuu oggolaanaya inaad u isticmaasho sida laptop ama tablet
✅Intel Core 5 – xawaare iyo waxqabad sare
✅8GB RAM + 512GB SSD – shaqo degdeg ah & kayd badan
✅2K Display – muuqaal nadiif ah oo indhaha u ✅Touchscreen – isticmaal fudud oo casri ah

Waa mid Ku habboon: ardayda, shaqaalaha, iyo ganacsatada.

📍Hadda dalbo oo ka heh xarumaha kala duwan ee Master Electronics

📍Hadda dalbo oo ka hel dhammaan xarumaheena Master Electronics (Bakaaro , Zoobe iyo Xaaji Basto)

📞 Nala soo xiriir : 📞 +252 615791504 | +0770 007773



20/04/2026

𝐌𝐚𝐬𝐭𝐞𝐫 𝐄𝐥𝐞𝐜𝐭𝐫𝐨𝐧𝐢𝐜𝐬

Master waa hal meel oo aad ka helayso dhammaan qalabkii ugu dambeeyay ee electronicska, qalab casri ah oo nolosha fududeeya sida laptops, mobilo nuucii ugu dambeeyay, accessories & wax kasta oo nolosheena maalinlaha ah fududeeya.

Dooro tayo iyo agabka ku habboon baahidaada.

📍Booqo xarumaheena Master Electronics (Bakaaro , Zoobe iyo Xaaji Basto)

📞 Nala soo xiriir : 📞 +252 615791504 | +0770 007773



Juma Mubaarak.
17/04/2026

Juma Mubaarak.

𝐇𝐚𝐥 𝐌𝐞𝐞𝐥 𝐊𝐚 𝐇𝐞𝐥𝐢 𝐖𝐚𝐱 𝐖𝐚𝐥𝐛𝐚 𝐎𝐨 𝐌𝐚𝐬𝐤𝐚𝐱𝐝𝐚𝐚𝐝𝐚 𝐃𝐡𝐢𝐬𝐚𝐲𝐚!Qalimaan tayo sare leh, buugaag casri ah, notebook-yo nuucii ugu dambe...
16/04/2026

𝐇𝐚𝐥 𝐌𝐞𝐞𝐥 𝐊𝐚 𝐇𝐞𝐥𝐢 𝐖𝐚𝐱 𝐖𝐚𝐥𝐛𝐚 𝐎𝐨 𝐌𝐚𝐬𝐤𝐚𝐱𝐝𝐚𝐚𝐝𝐚 𝐃𝐡𝐢𝐬𝐚𝐲𝐚!

Qalimaan tayo sare leh, buugaag casri ah, notebook-yo nuucii ugu dambeeyay iyo dhammaan agabkii kaa caawin lahaa shaqadaada iyo waxbarashadaada — hal meel ayaad ka helaysaa waana Master Electronics.

Master meesha aad ka heli karto wax kasta oo aad u baahan tahay si aad u noqoto mid habeysan, wax soo saar leh, kana horeeya dadka kale.

Dooro oo maantaba dalbo agabka ku habboon baahidaada.

📍 Ka hel xarumaheena Master Electronics (Bakaaro , Zoobe iyo Xaaji Basto) 📞 Nala soo xiriir : 📞 +252 615791504 | +0770 007773



14/04/2026

𝙎𝙝𝙖𝙦𝙤 𝙬𝙚𝙮𝙣 𝙬𝙖𝙭𝙖𝙮 𝙪 𝙗𝙖𝙖𝙝𝙖𝙣 𝙩𝙖𝙝𝙖𝙮 𝙨𝙝𝙖𝙖𝙨𝙝𝙖𝙙 𝙬𝙚𝙮𝙣:

HP ViewSonic 27 Monitor

Waa shaashad ballaaran oo leh wax qabad sarreeya iyo Muuqaal cad oo indhahaagana u roon 👌

Waa mid ku haboon: Editing-ka Design-ka iyo Trading-ka.
📍 Ka hel xarumaheena Master Electronics (Bakaaro , Zoobe iyo Xaaji Basto)

📞 Nala soo xiriir :
📞 +252 615791504 | +0770 007773



11/04/2026

Haddii aad muuqaal duube tahay ama aad qorshaynayso inaad contant creator noqoto, muuqaalkaagu ma qarxi doono ilaa aadan iska sixin 3-daan qalad…

Xalka ugu muhiimsan waa LJJ-56 Ring Light.

Ka dhig contentigaaga mid Viral noqda oo ka hel LJJ-56 Ring Light, dhammaan xarumaha Master Electronics.

📍 – Bakaro Market, Mogadishu
📞 +252 615791504 | +0770 007773



Address

Bakaaro, Taree Biyaano, Zoobe
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Master Electronics Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Master Electronics Company:

Share