Cloudsom Solutions

Cloudsom Solutions Cloudsom Solutions is a technology company providing software, networking, and IT solutions that help businesses grow faster

Ciid wanaagsan dhamaan umadda soomaaliyeed.Farxad kuciidaCloudsom Solutions
27/05/2026

Ciid wanaagsan dhamaan umadda soomaaliyeed.
Farxad kuciida
Cloudsom Solutions

Cloudsom Solutions waxay raadineysaa dhalinyaro karti leh ee kushaqeeya booska  MULTIMEDIA DESIGNER (internship) hal-abu...
25/05/2026

Cloudsom Solutions waxay raadineysaa dhalinyaro karti leh ee kushaqeeya booska
MULTIMEDIA DESIGNER (internship)
hal-abuur leh oo ku soo biira kooxdeena si aay uga qeyb qaataan horumarinta content-ka digital-ka iyo designs casriga ah uguna koraan jawi shaqo una helaan qibrado wax kuool ah.
Role: Multmeda designer ( Internship) 10-positions

✅ Shuruudaha codsadaha:
➡️Aqoon wanaagsan oo ku saabsan Graphic Design, Video Editing, iyo Motion Graphics
➡️Khibrad u leh isticmaalka Adobe Photoshop, Adobe Illustrator, Adobe Premiere Pro, iyo Adobe After Effects
➡️Inuu leeyahay portfolio ama shaqooyin h**e oo muujinaya xirfaddiisa
➡️ Hal-abuur sare oo ku saabsan samaynta nashqado casri ah
➡️Kartida maamulka waqtiga iyo dhammeystirka shaqada deadline-ka
➡️Faham wanaagsan oo ku saabsan social media content sida Facebook, Instagram, TikTok, iyo YouTube
➡️Wada shaqeyn wanaagsan, anshax shaqo, iyo diyaar u ahaanshaha barasho cusub

📩 Kasoo Apply gareey linkiga hoose
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSdoASrx3UFtKqWqy37t8-dW38WRYwQhn-NWwWY1SsgnfglpmA/viewform?usp=preview

Whatsapp: +252 613020339 /+252612262780

Cloudsom Solutions waxay raadineysaa dhalinyaro karti leh ee kushaqeeya booska  MULTIMEDIA DESIGNER (internship) hal-abu...
19/05/2026

Cloudsom Solutions waxay raadineysaa dhalinyaro karti leh ee kushaqeeya booska
MULTIMEDIA DESIGNER (internship)
hal-abuur leh oo ku soo biira kooxdeena si aay uga qeyb qaataan horumarinta content-ka digital-ka iyo designs casriga ah uguna koraan jawi shaqo una helaan qibrado wax kuool ah.
Role: Multmeda designer ( Internship) 7-positions

✅ Shuruudaha codsadaha:
➡️Aqoon wanaagsan oo ku saabsan Graphic Design, Video Editing, iyo Motion Graphics
➡️Khibrad u leh isticmaalka Adobe Photoshop, Adobe Illustrator, Adobe Premiere Pro, iyo Adobe After Effects
➡️Inuu leeyahay portfolio ama shaqooyin h**e oo muujinaya xirfaddiisa
➡️ Hal-abuur iyo creativity sare oo ku saabsan samaynta designs casri ah
➡️Kartida maamulka waqtiga iyo dhammeystirka shaqada deadline-ka
➡️Faham wanaagsan oo ku saabsan social media content sida Facebook, Instagram, TikTok, iyo YouTube
➡️Wada shaqeyn wanaagsan, anshax shaqo, iyo diyaar u ahaanshaha barasho cusub

📩 Kasoo Apply gareey linkiga hoose
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSdoASrx3UFtKqWqy37t8-dW38WRYwQhn-NWwWY1SsgnfglpmA/viewform?usp=preview

Whatsapp: +252 613020339

Horumarka tiknoolajiyadda ee Soomaaliya ayaa muujiyay kobac weyn sanadihii u dambeeyay, iyadoo dalka uu si degdeg ah ugu...
17/05/2026

Horumarka tiknoolajiyadda ee Soomaaliya ayaa muujiyay kobac weyn sanadihii u dambeeyay, iyadoo dalka uu si degdeg ah ugu tallaabsanayo adeegyo casri ah, nidaamyo dijitaal ah,, maalgashiga, iyo adeegyada bulshada.
Tani waa guul muujinaysa sida Soomaaliya uga gudbayso caqabado h**e una galeyso mustaqbal dhijitaal ah oo horumarsan.
Soomaaliya — ka soo kabasho ilaa kobac dhijitaal ah.

Cloudsom Solutions

🚀 DALABSOM – Pre-Order QR Code ServiceMacmiilkaagu hadda si fudud ayuu uga dalban karaa kahor imaanshaha isagoo isticmaa...
14/05/2026

🚀 DALABSOM – Pre-Order QR Code Service
Macmiilkaagu hadda si fudud ayuu uga dalban karaa kahor imaanshaha isagoo isticmaalaya QR Code 📲
✅ Dalbo H**e (Pre-Order)
✅ ilaasho Waqtiga
✅ Mobile Menu Access
✅ Real-Time Order Tracking
✅ Nidaam Casri ah oo Fudud
Ku habboon: 🍽️ Restaurants ☕ Cafes 🏨 Hotels 🛍️ Businesses
DALABSOM wuxuu kuu sahlayaa adeeg degdeg ah iyo khibrad casri ah oo macaamiishaadu jeclaan doonaan.
📍 Mogadishu, Somalia
📞 WhatsApp: +252 612262780
Cloudsom Solutions
🌐 cloudsomsolutions.com

🚀 DALABSOM QR ORDERING SYSTEMDalabka casriga ah ee maqaayadaha iyo hoteelada.!🍽️ Macaamiishu waxay si fudud uga dalban k...
12/05/2026

🚀 DALABSOM QR ORDERING SYSTEM
Dalabka casriga ah ee maqaayadaha iyo hoteelada.!
🍽️ Macaamiishu waxay si fudud uga dalban karaan telefoonadooda
📱 Scan garee QR Code → Dalbo → Bixi→ lasoco xaalada→ Hel adeeggaaga
⚡ Dalab degdeg ah & maamulka oo fudud
✅ Admin Login
✅ Cashier Login
✅ Kitchen Login
✅ Table QR Code
✅ Rooms QR Code
✅ Pre-Order System
✅ Real-Time Order Tracking
✅ Mobile Menu Access
✅ Digital Payment Support

Nagasoo dalbo whatsappkeena 61 2262780

DALABSOM waa system kuu sahlaya in aad sifudud uhesho dalabka macamiishaada maqaayada iyagoo kaliya scan kaqaadanaya Qr ...
11/05/2026

DALABSOM waa system kuu sahlaya in aad sifudud uhesho dalabka macamiishaada maqaayada iyagoo kaliya scan kaqaadanaya Qr code loogu diyaariyay miis kasta ee muqaayada katirsan iyo sidookale qolalka hotelka
Waxad si fudud usamayn kartaa Qr code ugaar ah macmiilkaga si logu fuliyo dalabkiisa si fudud oo hufan
Si aad uhesho fahfaahin dheeri ah oo kusaabsan systemka
Nagalasoo xariir whatsappkeena 61 2262780
Cloudsom Solutions

FURSAD SHAQOShirkada Cloudsom Solutions  waxay  daneyneysaa  shaqaale firfircoon oo dadaal badan si ay ugu biiraan kooxd...
09/05/2026

FURSAD SHAQO
Shirkada Cloudsom Solutions waxay daneyneysaa shaqaale firfircoon oo dadaal badan si ay ugu biiraan kooxda ka shaqeyneysa DALABSOM Qr ordering system.
Boosaska banaan waa

🔹 Marketing & Sales (10 boos)

➡️Rag & dumarba weey usimanyihiun fursadani
📌 Qofka la xusho waxaa la siin doonaa tababar wax ku ool ah si ay ugu diyaar garoobaan shaqo xirfad leh.
📍 Goobta: Bakaaro, agagaarka Masjid Abu Hureyra, Muqdisho Tower
👉 Halkaan ka Apply gareey
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLScnQJfTTRcGM6G3NoFiOnGfGkFDKtYvynDaKKpR3BNucEmFbA/viewform?usp=header
Nagala soo xiriir
📞 WhatsApp: +252612262780

28/07/2024

SIMAS- waa Software aad kalasocon karto dhaqdhaaqa ganacsigaga.
Kaalay nala tijaabi tiknolojiyadda casriga ah.
Waxaad kasoo dalban karta nambaradeena whatsappka.
+252612262780

Rollup banner.STS
10/06/2023

Rollup banner.
STS

Address

Bakaaro, Masjid AbuHureyra, Mogadishu Tower
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cloudsom Solutions posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Cloudsom Solutions:

Share