28/09/2024
Dhaariq primary secondaey school waxuu ka mid yahay iskuulada sida weyn u isticmaalo system ka DugsiKaabe oo kor ugu qaaday nidaamki waxbarasho iyo isla xisaabtankii, iyagoo data ama xogta ku helayo si kooban iyo waqti kooban.
iskuulka ayaanah ku casumay maamulaha shirkada siat xafalad qalan badalashada, iyagoona si ballaran kaga mahadceliyay system.
+252616148163
+252615127998
[email protected]