15/08/2026
๐๐๐ข๐๐๐ก๐ฎ๐ค & ๐ฏ๐ผ๐ด๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ป
Maamulka iyo dhammaan bahda ๐๐ฒ๐บ๐ผ๐ป ๐ง๐ฒ๐ฐ๐ต๐ป๐ผ๐น๐ผ๐ด๐ waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan ๐๐๐ข-๐ด๐ฎ ๐๐ต๐ถ๐ฟ๐ธ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ, ๐๐ป๐ด. ๐๐๐ฎ๐น๐ฒ ๐ ๐๐ธ๐ต๐๐ฎ๐ฟ, munaasabadda uu ku soo gunaanaday safarkiisii waxbarasho ee jaamacadeed oo socday muddo afar sano ah.
Eng. Awale Mukhtar wuxuu si rasmi ah uga qalin-jabiyay University of Somalia (UNISO), isagoo dhammaystiray waxbarashada heerka koowaad ee jaamacadda (Bachelorโs Degree), kuna takhasusay Computer Science.
Guushan waxbarasho waxay astaan u tahay dadaal, dulqaad iyo yool muddo dheer laga shaqeynayay. Waxaan Alle uga baryeynaa in aqoonta uu kasbaday uga dhigo mid anfaca isaga iyo bulshada, una horseedda horumar, hal-abuur iyo guulo waaweyn oo mustaqbalka ah.
Hambalyo Eng. Awale Mukhtar โ Class of 2026. ๐๐