Mohamed Abdullah

Mohamed Abdullah Sub-name Mohamed Creatives. I'm Videographer, Brand Designer ✒️ And Also Web-Design,

Fikirkaaga oo Bata waxa uu kuugu keenaa isbadelo badan inaad sameyso;Waxaan is badel ku sameeyey (Personal brand) keyga ...
03/07/2026

Fikirkaaga oo Bata waxa uu kuugu keenaa isbadelo badan inaad sameyso;

Waxaan is badel ku sameeyey (Personal brand) keyga , waxuuna noqon doonaa bedeledii ugu danbeysay.

𝙃𝙖𝙢𝙗𝙖𝙡𝙮𝙤 , 𝙝𝙖𝙢𝙗𝙖𝙡𝙮𝙤26-𝗝𝗨𝗡𝗘  𝗠𝗔𝗔𝗟𝗜𝗡𝗧𝗔 𝗔𝗬 𝗞𝗨 𝗔𝗦𝗧𝗘𝗬𝗦𝗔𝗡 𝗫𝗢𝗥𝗡𝗜𝗠𝗔𝗗𝗔 𝗦𝗢𝗠𝗔𝗟𝗜𝗬𝗔.Maalinta Madaxbanaanida Soomaaliya ,  waa maalin ...
22/06/2026

𝙃𝙖𝙢𝙗𝙖𝙡𝙮𝙤 , 𝙝𝙖𝙢𝙗𝙖𝙡𝙮𝙤

26-𝗝𝗨𝗡𝗘 𝗠𝗔𝗔𝗟𝗜𝗡𝗧𝗔 𝗔𝗬 𝗞𝗨 𝗔𝗦𝗧𝗘𝗬𝗦𝗔𝗡 𝗫𝗢𝗥𝗡𝗜𝗠𝗔𝗗𝗔 𝗦𝗢𝗠𝗔𝗟𝗜𝗬𝗔.

Maalinta Madaxbanaanida Soomaaliya , waa maalin qaran laga xuso wadanka Soomaaliya, iyo Deegaanada Somaliland.[1] Gobolada Waqooyi Soomaaliya maanta loo yaqaano Somaliland ayaa 26 Juun 1960kii ka qaatay gumeeystihii Ingiriiska ee ka talin jirey British Somaliland. Maalmo yar ka dib, Koonfurta Soomaaliya ayaa madaxbanaanida ka qaadatey Taliyaaniga.

Maalinta Madaxbanaanida

" 𝗞𝗮 𝗗𝗵𝗶𝗴 𝗔𝗿𝗮𝗴𝘁𝗶𝗱𝗮𝗮𝗱𝗮 𝗠𝗶𝗱 𝗗𝗵𝗮𝗯 𝗔𝗵 "🇲 🇴 🇭 🇦🇲 🇪 🇩  🇦 🇧 🇩 🇺 🇱 🇱 🇦 🇭
14/06/2026

" 𝗞𝗮 𝗗𝗵𝗶𝗴 𝗔𝗿𝗮𝗴𝘁𝗶𝗱𝗮𝗮𝗱𝗮 𝗠𝗶𝗱 𝗗𝗵𝗮𝗯 𝗔𝗵 "

🇲 🇴 🇭 🇦🇲 🇪 🇩 🇦 🇧 🇩 🇺 🇱 🇱 🇦 🇭

waxaan ugu tahniyadeynayaa dhaammaan mUslimiinta gara ahaan umada SOMAALIYEED curashada ciidul adxaa, rabbi acmaashii aa...
26/05/2026

waxaan ugu tahniyadeynayaa dhaammaan mUslimiinta gara ahaan umada SOMAALIYEED curashada ciidul adxaa, rabbi acmaashii aan soo gudanay ha inaga aqbalo, abaarahana hanaga dul qaado, hugaan saxana dalka alle ha noogu dhiibo. See less

TOP GRAPHIC DESIGN TOOLS 🎨
20/05/2026

TOP GRAPHIC DESIGN TOOLS 🎨

Adeega Business waxa uu hirgalaa markii aad iibgey saxa u heshid.
26/04/2026

Adeega Business waxa uu hirgalaa markii aad iibgey saxa u heshid.

Waxaa farxad ii ah inaan logo u sameeyo Ilays Electronic .Logo si wacan looga fakaray waxay ay booskaaga gancsi inuu mee...
22/04/2026

Waxaa farxad ii ah inaan logo u sameeyo Ilays Electronic .

Logo si wacan looga fakaray waxay ay booskaaga gancsi inuu meel dheer gaaro iyo in si fudud loo arko .

Sidaas darteed waxaan awoodnaa inaan kaala shaqeyno, inaan kuu dhisno sumad ganacsigaaga (Build Your Business) taas ka tarjumeysa hamigaaga ganacsi aad bilaabeyso ama aad bilowdaday.

Sidoo kale waxaad naga heleysaa inaan kuu sameyno, Posters design, logo design, iyo naqshado soo jiidasho leh.

Waxa aad ku xulaneysid adeegeena.
22/04/2026

Waxa aad ku xulaneysid adeegeena.

Address

Mogadishu
MOHAMEDABDULLAHIALI

Telephone

+252617819960

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed Abdullah posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mohamed Abdullah:

Shortcuts

Share