Kaahiye Electronics

Kaahiye Electronics kusoo dhowow boggeena rasmiga ah ee KAAHYE ELECTRONICS.
πŸ“± Phones | πŸ’» Laptops | 🎧 Accessories
🚚 De

12/08/2026
11/08/2026

Asc dhammaan macaamiisha iyo asxaabta nagu xiran.

Waxaan ahay KAAHIYE, waana aasaasaha Kaahiye Electronics.

Waxaan maanta si rasmi ah idiinku soo bandhigayaa Kaahiye Electronics, oo ah goob aan idiinku soo gudbin doonno qalabka elektarooniga ah iyo agabka telefoonada, anagoo diiradda saaraya tayo, qiimo macquul ah iyo adeeg wanaagsan.

Waxaan idinla wadaagi doonnaa oo aad naga heli doontaan mobile phones, phone accessories, chargers, earphones, power banks, covers, screen protectors iyo qalab kale oo electronics ah.

Sidoo kale boggan waxaan idinku soo bandhigi doonnaa alaab cusub, qiimayaal, offers iyo faahfaahinta products-ka marka ay soo gaaraan.

Waxaan rajeynayaa inaad nagu taageeri doontaan follow, share iyo like, waxaana ballanqaadaynaa inaan idiin soo gudbino adeeg wanaagsan iyo alaab aad ku kalsoonaan kartaan.

Ku soo dhowaada Kaahiye Electronics.πŸ“ž WhatsApp: +252 612 68 09 84Kaahiye Electronics, technology-ga aad u baahan tahay, meel aad ku kalsoonaan karto.

Address

Bakaaro
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaahiye Electronics posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share