Matrix CVS

Matrix CVS AlertIing today for a better tommorow

Ciidul Adxaa MubaarakMunaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa awgeed, waxaan hambalyo diirran u direynaa dhammaan Muslimi...
26/05/2026

Ciidul Adxaa Mubaarak

Munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa awgeed, waxaan hambalyo diirran u direynaa dhammaan Muslimiinta caalamka.
Ilaahay ha naga aqbalo cibaadada iyo camalka wanaagsan, hana idinku mannaysto nabad, caafimaad iyo barwaaqo.



๐—จ๐—ป๐—ฑ๐—ฒ๐—ฟ ๐—ฉ๐—ฒ๐—ต๐—ถ๐—ฐ๐—น๐—ฒ ๐—ฆ๐—ฒ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฐ๐—ต ๐—–๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฟ๐—ฎTeknoolojiyadda ugu sahlan ee kaa caawinaysa in aad si fudud uga baarto hoosta gaadiidka. Amm...
26/05/2026

๐—จ๐—ป๐—ฑ๐—ฒ๐—ฟ ๐—ฉ๐—ฒ๐—ต๐—ถ๐—ฐ๐—น๐—ฒ ๐—ฆ๐—ฒ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฐ๐—ต ๐—–๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฟ๐—ฎ

Teknoolojiyadda ugu sahlan ee kaa caawinaysa in aad si fudud uga baarto hoosta gaadiidka. Ammaan, hufan, oo lagu kalsoonaan karo.

Wax fahfahin intaas ka dheeri nagala soo xiriir:
๐Ÿ“ž +252610652222
๐ŸŒ www.matrixcvs.com

๐Ÿ“ Makka Almukarama Road, Taleh TCC BUILD, Muqdisho - Somalia




Ku xakamee albaabkaaga si fudud oo casri ah adigoo adeegsanaya ๐•๐ข๐๐ž๐จ ๐ˆ๐ง๐ญ๐ž๐ซ๐œ๐จ๐ฆ ๐’๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ž๐ฆ ee isku daraya ammaan, raaxo, iyo t...
24/05/2026

Ku xakamee albaabkaaga si fudud oo casri ah adigoo adeegsanaya ๐•๐ข๐๐ž๐จ ๐ˆ๐ง๐ญ๐ž๐ซ๐œ๐จ๐ฆ ๐’๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ž๐ฆ ee isku daraya ammaan, raaxo, iyo teknoolojiyad sare.

โœ… Furitaan kaar, password & face unlock
๐Ÿ“ฑ Remote unlock & mobile app
๐Ÿ”” Alarm integration
๐ŸŽฅ Video & audio call (HD 1024ร—600)
๐ŸŽ™๏ธ 2-way audio

Ku habboon guryaha, xafiisyada, hoteellada, iyo xarumaha ganacsiga.

๐Ÿ“ž Nala soo xiriir:
+252610652222 / +252610562222
๐ŸŒ www.matrixcvs.com

๐Ÿ“ง [email protected]

๐Ÿ“ Makka Al-mukarama Road, Taleex โ€“ TCC BUILD, Muqdisho

Macaamil Waxaa Ku Keenay   System tayo sare leh oo ku habboon ganacsiyada iyo guryaha labadaba.๐Ÿ”น Ku rakibid degdeg ah๐Ÿ”น S...
21/05/2026

Macaamil Waxaa Ku Keenay System tayo sare leh oo ku habboon ganacsiyada iyo guryaha labadaba.

๐Ÿ”น Ku rakibid degdeg ah
๐Ÿ”น Shaqaale khubaro ah (Expert Employees)
๐Ÿ”น Qiimo jaban oo la awoodi karo
๐Ÿ”น Fursad Installment (Lacag Qayb Qayb ah)
๐Ÿ”น Kalsooni & adeeg dammaanad leh

Haddii aad rabto:
โœ… Inaad hoos u dhigto kharashka korontada
โœ… Inaad hesho tamar joogto ah oo la isku halayn karo
โœ… Inaad maalgeliso mustaqbal waara

๐Ÿ‘‰ Matrix CVS waa xalkaaga saxda ah!

๐Ÿ“ž Nala soo xiriir maanta
๐Ÿ“ Makka Al-Mukarrama Road, TCC Build, Muqdisho โ€“ Soomaaliya

Isticmaalka ๐‡๐š๐ง๐-๐‡๐ž๐ฅ๐ ๐Œ๐ž๐ญ๐š๐ฅ ๐ƒ๐ž๐ญ๐ž๐œ๐ญ๐จ๐ซ ee Amniga: Hubinta iyo Ilaalinta Goobaha Muhiimka ah .wixii fahfahin intaas dheeri ...
18/05/2026

Isticmaalka ๐‡๐š๐ง๐-๐‡๐ž๐ฅ๐ ๐Œ๐ž๐ญ๐š๐ฅ ๐ƒ๐ž๐ญ๐ž๐œ๐ญ๐จ๐ซ ee Amniga: Hubinta iyo Ilaalinta Goobaha Muhiimka ah .
wixii fahfahin intaas dheeri ah nagala soo xariir...
๐Ÿ“ž Naga soo wac:
+252610562222 / +252610652222
๐ŸŒ Booqo boggayaga:
www.matrixcvs.com
๐Ÿ“ Goobta:
Wadada Makka Almukarama, Muqdisho - Soomaaliya



JUMMA MUBARAK
15/05/2026

JUMMA MUBARAK



  Door Lock โ€“ Wa Amni casri ah oo kuu dhoola-caddeyn kartid!Ka gudub furayaasha badnaa..Hadda gurigaaga waxaad ku furays...
14/05/2026

Door Lock โ€“ Wa Amni casri ah oo kuu dhoola-caddeyn kartid!
Ka gudub furayaasha badnaa..
Hadda gurigaaga waxaad ku furaysaa far-taabasho, code ama app โ€“ si deggan oo qurux badan.

โœ”๏ธ Amni adag oo aan la jabin karin
โœ”๏ธ Muuqaal casri ah oo gurigaaga u qurxinaya
โœ”๏ธ Digniin marka qof isku dayo inuu furo
โœ”๏ธ Furitaan degdeg ah oo aan daah lahayn

Gurigaaga ilaali, noloshaadana fudude ka dig furaha gurigaaga hal taabasho kaliya! โœจ๐Ÿ”
wixi fahfahin dheeri ah naga soo xariir
๐Ÿ“ž Naga soo wac: +252610562222 / +252610652222
๐ŸŒ Booqo boggayaga: www.matrixcvs.net
๐Ÿ“ Goobta: Wadada Makka Almukarama, Muqdisho - Soomaaliya



Waxa ku kenay ๐—™๐—ถ๐—ฟ๐—ฒ ๐—”๐—น๐—ฎ๐—ฟ๐—บ ๐—ฆ๐˜†๐˜€๐˜๐—ฒ๐—บ kaas oo ka cabinayo kana hortagaayo dabka gurigaga ka dacayo sida lama filanka ah.Horay ...
13/05/2026

Waxa ku kenay ๐—™๐—ถ๐—ฟ๐—ฒ ๐—”๐—น๐—ฎ๐—ฟ๐—บ ๐—ฆ๐˜†๐˜€๐˜๐—ฒ๐—บ kaas oo ka cabinayo kana hortagaayo dabka gurigaga ka dacayo sida lama filanka ah.

Horay usol gaar xarunteena isgoyska taleeh ama show room keenna oo ku yaallo Sahafi Hotel:

Wixii faah-faahim ah nagala soo xariir:
๐Ÿ“ž Naga soo wac: +252610562222 / +252610652222
๐ŸŒ Booqo boggayaga: www.matrixcvs.com
๐Ÿ“ Goobta: Wadada Makka Almukarama Road, TCC Build Muqdisho - Soomaaliya

๐’๐š๐Ÿ๐ž๐ญ๐ฒ ๐…๐ข๐ซ๐ฌ๐ญ โ€” ๐๐š๐๐›๐š๐š๐๐š๐๐ฎ ๐–๐š๐š ๐Œ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ!Gaari kasta wuxuu u baahan yahay qalab badbaado oo lagu kalsoonaan karo. Dab yar oo...
10/05/2026

๐’๐š๐Ÿ๐ž๐ญ๐ฒ ๐…๐ข๐ซ๐ฌ๐ญ โ€” ๐๐š๐๐›๐š๐š๐๐š๐๐ฎ ๐–๐š๐š ๐Œ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ!

Gaari kasta wuxuu u baahan yahay qalab badbaado oo lagu kalsoonaan karo. Dab yar oo degdeg ah ayaa sababi kara khasaaro weyn haddii aan si dhaqso leh loo xakameyn. ๐Ÿ”ฅ๐Ÿš—
โœ… Ku rakib Fire Extinguisher gaarigaaga si aad u ilaaliso:

Naftaada
Qoyskaaga
Gaarigaaga
Hantidaada

Ha sugin xaalad degdeg ah ka hor intaadan diyaar garoobin. Badbaadadu waa masuuliyad qof walba saaran.

๐Ÿ“ž Nala soo xiriir maanta si aad u hesho qalab tayo leh oo ammaan ah.
๐Ÿ“ž Naga soo wac: +252610562222 / +252610652222
๐ŸŒ Booqo boggayaga: www.matrixcvs.net
๐Ÿ“ Goobta: Wadada Makka Almukarama, Muqdisho - Soomaaliya






๐…๐ข๐ง๐ ๐ž๐ซ ๐€๐ญ๐ญ๐ž๐ง๐๐š๐ง๐œ๐ž ๐Œ๐š๐œ๐ก๐ข๐ง๐žU Maamul shaqaalahaaga si fudud oo casri ah!Finger Attendance Machine wuxuu kuu sahlayaa in aad...
09/05/2026

๐…๐ข๐ง๐ ๐ž๐ซ ๐€๐ญ๐ญ๐ž๐ง๐๐š๐ง๐œ๐ž ๐Œ๐š๐œ๐ก๐ข๐ง๐ž

U Maamul shaqaalahaaga si fudud oo casri ah!
Finger Attendance Machine wuxuu kuu sahlayaa in aad si fudud oo digital ah ula socotid shaqalaahaga:

โœ… Face Unlock
โœ… Fingerprint Unlock
โœ… Card Unlock
โœ… Face Recognition & Mask Detection
โœ… Dual Camera & HD Display

Ku habboon xafiisyo, shirkado, iskuullo iyo hayโ€™ado kala duwan โ€” si loo hubiyo joogteynta shaqaalaha si sax ah oo ammaan ah.

wixi fahfahin dheeri ah naga soo xariir.

๐Ÿ“ž Naga soo wac: +252610562222 / +252610652222
๐ŸŒ Booqo boggayaga: www.matrixcvs.net
๐Ÿ“ Goobta: Wadada Makka Almukarama, Muqdisho - Soomaaliya


๐—ง๐—ต๐˜‚๐—บ๐—ฏ ๐—™๐—ถ๐—ป๐—ด๐—ฒ๐—ฟ๐—ฝ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐˜ ๐—ฆ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐˜ ๐——๐—ผ๐—ผ๐—ฟ ๐—Ÿ๐—ผ๐—ฐ๐—ธWa smart door lock oo casriga ah waa nooc awood u leh in lagu furo Aqoonsiga Farta, Aqo...
07/05/2026

๐—ง๐—ต๐˜‚๐—บ๐—ฏ ๐—™๐—ถ๐—ป๐—ด๐—ฒ๐—ฟ๐—ฝ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐˜ ๐—ฆ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐˜ ๐——๐—ผ๐—ผ๐—ฟ ๐—Ÿ๐—ผ๐—ฐ๐—ธ
Wa smart door lock oo casriga ah waa nooc awood u leh in lagu furo Aqoonsiga Farta, Aqoonsiga Faraha, Password, ID Card iyo Application, Kasoo dalbo Store-deena Geeska Africa

๐Ÿ“ž Naga soo wac: +252610562222 / +252610652222
๐ŸŒ Booqo boggayaga: www.matrixcvs.net
๐Ÿ“ Goobta: Wadada Makka Almukarama, Muqdisho - Soomaaliya

Address

Taleh Junction/TCC Building
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252610652222

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Matrix CVS posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Matrix CVS:

Shortcuts

Share