Horn Data Hub

Horn Data Hub Empowering data-driven decisions across the Horn of Africa. We provide insights, analytics, and innovative solutions to transform data into impact.

Every Great Decision Starts with a Story Hidden in Data.Raw data alone doesn't create value—it only becomes powerful whe...
05/07/2026

Every Great Decision Starts with a Story Hidden in Data.

Raw data alone doesn't create value—it only becomes powerful when it's transformed into meaningful insights.
This visual perfectly illustrates the journey:
🔹 Data → Raw information
🔹 Sorted → Organized into categories
🔹 Arranged → Patterns and relationships emerge
🔹 Presented Visually → Insights become easy to understand
🔹 Explained with a Story → Better decisions are made
The goal of data analytics isn't just to build dashboards or reports. It's to answer the most important business question.

What should we do next?
In today's competitive business environment, organizations that make data-driven decisions are more likely to improve performance, reduce costs, understand customers, and drive sustainable growth.

29/06/2026

Xogtaadu waa hantidaada, falanqaynteeduna waa faa'iidadaada.

20/06/2026

Guusha ganacsiga iyo fahanka xogta maxaa ka dhaxeeya?

Ganacsiyada guuleysta maanta kuma shaqeeyaan qiyaas iyo mala-awaal, wuxuu ku shaqeeyaa xog. Haddii ganacsaduhu yaqaano waxa ugu badan ee uu iibiyay, macaamiishiisa ugu muhiimsan, iyo meesha khasaaruhu uga yimaado, waxaad qaadan kartaa go'aano sax ah oo kordhinaya faa'iidada ganacsigaaga.
Xogtaadu yaysan noqon tirooyin keydsan oo keliya ee u beddel fursad ganacsi iyo koboc dhaqaale.
Horn Data Hub waxay diyaar u tahay inay ganacsigaaga ka caawiso sida mustaqbalkiisu u ekaanayo.

Xogta ganacsigaaga oo aad maanta falanqaysa waa guusha bari.Sawirkani hoose waxa uu muujinaya falanqayn ganacsi oo la sa...
14/06/2026

Xogta ganacsigaaga oo aad maanta falanqaysa waa guusha bari.
Sawirkani hoose waxa uu muujinaya falanqayn ganacsi oo la sameeyay 3dii biloodba hal mar taasi oo muujinaysa isbedelka ganacsi ee dhici kara 3 bilood oo kastaba.

Ganacsiga oo xogtiisa la abla-ableeyo waxay horseedi karta in la ogaado xalada ganacsigu ku sugan yahay.

10/06/2026

Falanqaynta xogtu waa waddada koboca, faa'iidada, iyo guusha ganacsiga.
Horn Data Hub waxay diyaar u tahay inay kala shaqayso horumarka ganacsigaaga.

Eid Mubarik
26/05/2026

Eid Mubarik

Training on Immunization and Health Data Skills.Horn Data Hub, Somalia NCD Alliance, and the Union of Public Health Stud...
19/05/2026

Training on Immunization and Health Data Skills.

Horn Data Hub, Somalia NCD Alliance, and the Union of Public Health Students in Al-Hayat Medical University are pleased to organize a comprehensive training program on Immunization and Health Data Skills.

This initiative aims to strengthen participants’ knowledge and practical skills in immunization systems, vaccine-related concepts, and health data management for evidence-based public health decision-making.

The training is designed for health science students in Al-HayatMedical University,improving their understanding of immunization and data analysis in healthcare settings.

Participants will gain practical knowledge in:
• Fundamentals of immunization and vaccination programs
• Importance of vaccines in disease prevention and public health
• Health data collection, management, and interpretation
• Basic data analysis and visualization techniques
• Monitoring and evaluation of health indicators
• Using data for evidence-based decision-making
• Strengthening public health and immunization reporting skills.

Training Details:
📅 Date: 23/05/2026
⏳ Duration: 5 Days
📍 Venue: Al Hayat Medical University
🎓 Certificate: yes

Falanqaynta xogtu waxay muhiim u tahay ganacsiga nuuc walba. halkan hoose  waxaynu iskula eegi doona falan-qayn kooban o...
12/05/2026

Falanqaynta xogtu waxay muhiim u tahay ganacsiga nuuc walba.
halkan hoose waxaynu iskula eegi doona falan-qayn kooban oo aan ku samaynay goob ka ganacsata bunka.

Xogtu waxa ay ka hadlaysaa guud ahaan waxqabadkii ganacsiga bunka muddadii u dhaxaysay 2021 ilaa 2023. Falanqayntu waxay diiradda saaraysaa tirada Macaamillada, Iibka, dakhliga, faa’iidada, iyo waxqabadka laamaha kala duwan ee ay meheradu leedahay.
macaamillada guud (Total Transaction) ee la sameyay waa 9,971, halka iibka guud ( Total Quantity Sold) ee la sameeyay uu yahay 14,117, dhinaca kale dakhliga guud (Total Revenue) waa $46,374 halka faa,iidada guud (Total Profit) ka tahay $16,231.

Xogta xaruntan ka ganacsata bunku waxay muujinaysa koboc wanaagsan iyo faa’iido joogto ah. Sanadka 2022 ayaa ahaa sanadkii ugu waxqabadka fiicnaa marka laga eego dakhliga iyo macaamillada la sameeyay.

Adeegsiga dashboard-yada iyo falanqaynta xogtu waxay muhiim u yihiin horumarinta ganacsiga iyo qaadashada go’aanno sax ah oo ku saleysan xog dhab ah.

FG: xogta aan halkan ku isticmalnay waa mid la ogol yahay in la isticmaalo.

Warbixin kooban o ku saabsan saamayntii fatahaaduhu ku yeesheen soomaaliya sanadki tegay ee 2025.warbixintan kooban waxa...
03/05/2026

Warbixin kooban o ku saabsan saamayntii fatahaaduhu ku yeesheen soomaaliya sanadki tegay ee 2025.

warbixintan kooban waxa aynu kuso bandhigi doona dhibaatadii ka dhalatay fatahaadihii uu sababay roobkii gu'ga e ka da'ay dalka sanadkii h**e ina dhaafay, warbixitan oo aan kasoo xiganay haayada UN OCHA waxay muujinaysaa in fatahaaduhu saamayn xoogan ku yeesheen inta badan maamulada ka jira soomaaliya.

Fatahaadahani waxay dhaliyeen saamayno kala duwan oo ay ka mid yihiin saamayn bulsho sida barakac,dhimasho iyo dhibaato soo gaadhay guryihii ay daganayeen, maamulada ugu daran ee ay xogtu muujinaysa waa puntland oo ay saamaysay dad gaadhaya 27,000 oo qof, Banaadir 24,676 qof, Hirshabeele 13,020 qof, Galmudug 9,752 qof, koonfur galbeed 9,313 qof iyo soomaaliland oo ah 3 qof.

sido kale fatahaadu waxay sababtay barakac bulsho oo soo gaadhay bulshada somalida, dadka ugu badan ee barakacu kasoo gaadhay waa dadka ku nool maamulka koonfur galbeed 3,193 qof aya ku barakacay fatahaada,Banaadir waxa ku barakacay 3,109 qof, halka maamulka puntland ay ku barakeen 1,800 qof.

Fatahaadaha waxa kale oo bulshada soomaalida kasoo gaadhay dhimasho.
dhimashada ugu badan waxay soo gaadhay bulshada ku nool gobolka banaadir dad lagu qiyaasay 10 qof aya ku nafwaayay fatahaadaha, puntland 3 qof aya ku dhintay, soomaaliland waxa ku nafwaayay 3 qof halka galmudug ay ku dhinteen 2 qof, sdoo kale fatahaadu waxay saamayn ku yeelatay guryo gaadhaya 1,352 guri halka ay burburisay 759 guri.

falan-qaynta xogta iyo bunku makala maarman.
29/04/2026

falan-qaynta xogta iyo bunku makala maarman.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Horn Data Hub posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share