DAHAB Electronics Inc waa shirkad ka ganacsata agabka electronics nuucyadiisa kala duwan sida mobelada iwm, una asaasantay si bulshada ay u helaan qalab elegtaronig oo orjinaal ah kuna tilmaaman:
1-Qiimo macquul ah
2-Orjinaal nimo
2-Cimrin. Himilo(Vision):
DAHAB Electronics Inc: waxay himiladeedu tahay in ay noqoto sanadaha soo socda xarunta ugu wayn ee ka ganacsata orginal electronics ee geesk
a africa, ayado u isticmalaysa shaqadeda aqoon yahano khibrad u leh electronics nuuc yadiisa kala duwan. Fariinta(mission):
DAHAB Electronics Inc: waa mesha aad ka helaysid agab electronics oo ku qanciya ahna kuwii ugu danbeyay ee dunida laga isticmalo, sido kale waxay kuu haysaa cilad bixinta waxii kaga yimaada agabka aad ka gadatay. Hal-ku-dhigga DAHAB Electronics Inc (our slogan):
elegtaronig orjinaal ah ku bayqaamso maalkaada
DAHAB Electronics Inc: waxa ay gaarka la tahay:(our uniqueis):
1-ka ganacisa agabka electronic oo original ah.
2-U keenida buleshada fershanada ugu dambeeyay ee elektaroonig ah ee dunida laga isticmaalo.
3-Ka fakarida waxa danta ugu jira buleshada ee electronics ah. DAHAB Electronics Inc qiyamkeeda (our values):
1-Run ka sheegida ganacsigeena.
2-Ixtiraamaka macaamishena.
3-Waa fajinta ganacsigeena sharecada islaamka.
4-Xaqiijinta farxada macaamisheena. Ahdaafta DAHAB Electronics Inc(Our Objectives):
1-Noqoshada shirkada kowaad ee laga helo agab elegtaronig orijinal ah.
2-Ka samata bixinta bulshada agabyada elegtaroniga suguntada ah oo naftooda iyo maalkooda halista ku ah.
3-U sameenta shaqo abuur dhalinta baratay Teknolojiyada. Adeegyadda DAHAB Electronics Inc (our services):
1-Iibinta nuucyada kala duean talefonada ismaartiga ah(smart phons) 2-iyo talefonada aan ismartiga aheen.
3-Iibinta noocyada kala duwan computers ka.
4-Iibinta noocyada kale duwan ee power banks.
5-Iibinta noocayda kale duwan ee dhagaha talefonada.
6-Iibinta noocyada kale duwan ee jaajarada talefonada.
7-Iibinta dhamaan electronic ga muhiimka u ha bulshada
Saldhiga DAHAB Electronics Inc:
1-Canada Toronto.
2-Somali muqdisho. CinwaanadaDAHAB Electronics Inc:
www.dahabelectronicincs.so
[email protected]
TalefonDAHAB Electronics Inc:
0614923030
0614924040
0614926060