Agaasin Technology

Agaasin Technology Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Agaasin Technology, Computer Company, Mogadishu.

๐Ÿš€ Welcome to Agaasin Technology

Helping Somali speakers understand technology through simple tutorials, tech updates, AI insights, and practical skills.

๐Ÿ’ป Technology Made Simple
๐Ÿ“š Courses Coming Soon

01/07/2026

WhatsApp Username-ka cusub ma runbaa?

Haa, waa run. WhatsApp wuxuu bilaabayaa feature cusub oo kuu oggolaanaya inaad isticmaasho Username () halkii aad lambarkaaga qof walba siin lahayd.

๐Ÿ“Œ Muuqaalkan waxaan ku sharaxay:
โœ… Waa maxay WhatsApp Username?
โœ… Goorma ayuu soo baxayaa?
โœ… Maxaa is beddelaya?
โœ… Maxay faa'iido u leedahay dadka isticmaala WhatsApp?

Daawo muuqaalka oo la wadaag saaxiibbadaada si ay u helaan xog sax ah.

Agaasin Technology
Making Tech Easy.

26/06/2026

๐ŸŽฅ Ma rabtaa inaad barato Microsoft PowerPoint si fudud?

Waxaan YouTube-kayga ku soo bandhigay cashar dhamaystiran oo Af-Soomaali ah. Casharkan waxaad ku baran doontaa:

โœ… Sida loo sameeyo presentations qurux badan
โœ… Animations & Transitions
โœ… SmartArt, Shapes & Icons
โœ… Sawirro iyo Videos
โœ… Design iyo Formatting
โœ… Talooyin kaa dhigaya mid xirfad leh

๐Ÿ“Œ Daawo casharka oo dhan adigoo gujinaya link-ga ku yaal profile-kayga.

Ha iloobin:
๐Ÿ‘ Like
๐Ÿ’ฌ Comment
๐Ÿ” Share
๐Ÿ”” Subscribe

Agaasin Technology
Making Tech Easy ๐Ÿš€

๐ŸŒ™ 10-ka Muharram โ€“ Maalinta CaashuuraaRasuulka ๏ทบ wuxuu yiri:"ุตูŠุงู… ูŠูˆู… ุนุงุดูˆุฑุงุกุŒ ุฃุญุชุณุจ ุนู„ู‰ ุงู„ู„ู‡ ุฃู† ูŠูƒูุฑ ุงู„ุณู†ุฉ ุงู„ุชูŠ ู‚ุจู„ู‡""W...
24/06/2026

๐ŸŒ™ 10-ka Muharram โ€“ Maalinta Caashuuraa

Rasuulka ๏ทบ wuxuu yiri:

"ุตูŠุงู… ูŠูˆู… ุนุงุดูˆุฑุงุกุŒ ุฃุญุชุณุจ ุนู„ู‰ ุงู„ู„ู‡ ุฃู† ูŠูƒูุฑ ุงู„ุณู†ุฉ ุงู„ุชูŠ ู‚ุจู„ู‡"

"Waxaan Alle ka rajaynayaa in soonka maalinta Caashuuraa uu dhaafo dembiyadii sannadkii ka horreeyay."
(Waxaa wariyay Muslim)

๐Ÿคฒ Aynu ka faa'iidaysanno fadliga maalintan weyn:

โœ… Soon
โœ… Ducada iyo xuska Alle
โœ… Akhriska Qur'aanka
โœ… Istighfaarka badan
โœ… Sadaqada iyo camalka wanaagsan

๐Ÿ’ก Waxaa sunno ah in lagu daro maalin kale:
9-ka iyo 10-ka Muharram
ama
10-ka iyo 11-ka Muharram

Alle ha naga aqbalo camalkeenna wanaagsan, hana ina waafajiyo cibaadada iyo daacadda.

Aamiin. ๐Ÿค






Safarkii Agaasin Technology Wuu Bilaabmay!Tiknoolajiyadu maanta waa qayb ka mid ah nolosheena, laakiin mararka qaar waxa...
20/06/2026

Safarkii Agaasin Technology Wuu Bilaabmay!

Tiknoolajiyadu maanta waa qayb ka mid ah nolosheena, laakiin mararka qaar waxay u muuqataa mid adag oo aan si fudud loo fahmi karin.

Taasi waa sababta aan u aas-aasay Agaasin Technology.

Halkan waxaad ka heli doontaan:

โœ… Casharro tiknoolajiyadeed oo fudud
โœ… Wararkii ugu dambeeyay ee dunida tech-ka
โœ… Sharaxaad ku saabsan AI, Computer-ka, Internet-ka iyo Cybersecurity-ga
โœ… Talooyin iyo xirfado cusub oo ku saabtabsan teknojiyada.

Ujeedkaygu waa inaan tiknoolajiyada ka dhigo mid qof kasta oo Soomaali ahi si fudud u fahmi karo.

๐Ÿ”ฅ Tani waa bilow kaliya.

Bilaha soo socda waxaan idiin diyaarin doonaa:
๐ŸŽ“ Koorsooyin dhammaystiran
๐Ÿ’ป Mashruucyo dhab ah
๐Ÿ“š Casharro bilow ilaa heer sare ah

Haddii aad xiisaynayso tiknoolajiyada, hadda waa waqtigii aad qayb ka noqon lahayd bulshada Agaasin Technology.

๐Ÿ“Œ Raac bogga
๐Ÿ”” Daar ogeysiisyada
๐Ÿค La wadaag saaxiibbadaada

*Agaasin Technology*
*Making Tech Easy*

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Agaasin Technology posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share