Hubsiimo Tech

Hubsiimo Tech Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hubsiimo Tech, Information Technology Company, Mogadishu.

Hubsiimo company was launched in 2017 we are digital transformation
consultancy and software development company that develop creative tech
services to promote advanced information technologies
For multi-user operation.

Ramadan Mubarak ๐ŸŒ™ Dhamaan macmiishana sharafta leh ku sooma farxad iyo caafimaad.
01/03/2025

Ramadan Mubarak ๐ŸŒ™

Dhamaan macmiishana sharafta leh ku sooma farxad iyo caafimaad.

13/01/2025

Save waaye Jaamacadda ๐Ÿ‘€

04/01/2025

๐Ÿ“Œ Flashback to 2024 | waxaa aad ugu faraxsanahay inaan door ku lahayn in Jaamacadda Jazeera hesho adeeg muhiim u ahaa aana ugu qabanay sida eey rabeen.

waxaa naga goโ€™an inaan sii wadno bixinta adeegyo tayo sare leh oo la jaanqaadaya baahiyaha macaamiisheena.

Waxaan u mahadcelineynaa Jaamacadda Jazeera oo ku kalsoonaatay Hubsiimo Tech. Waxaan rajeynaynaa iskaashi badan oo dheeraad ah mustaqbalka!

Waxa aan u hambalyeeneynaa Eng. Abdirahman Ali Dirie oo ka mid ah Hawl wadeenada shirkadda Hubsiimo Tech kana mid ahaa a...
08/08/2024

Waxa aan u hambalyeeneynaa Eng. Abdirahman Ali Dirie oo ka mid ah Hawl wadeenada shirkadda Hubsiimo Tech kana mid ahaa ardaydii ka qalinjabisay Jaamacadda Medina University ex gaar ahaan Culuumta Kambuyuutarka.

๐ŸŽ“

Odoo waa software aad ku maamulan karto dhammaan howlahaaga ganacsi hal meel si sahlan! Hubsiimo Tech waxay ku siinaysaa...
20/06/2024

Odoo waa software aad ku maamulan karto dhammaan howlahaaga ganacsi hal meel si sahlan!

Hubsiimo Tech waxay ku siinaysaa adeegyo dhamaystiran oo Odoo ah, oo ay ka mid yihiin:

1. Isticmaalka Odoo online iyo offline labadaba.
2. Habeyn adeegyada si gaar ah oo ku habboon baahiyaha ganacsigaaga.
3. User aan xadidneyn si aad ugu faa'iidaysato software-ka Odoo dhammaan shaqaalahaaga.

Haddii aad dooneyso inaad ganacsigaaga kobciso, nala soo xiriir maanta!

๐Ÿ’ฌ WhatsApp: +252615525293
๐Ÿ“ง [email protected]

๐ŸŽ‰ Ciid Wanaagsan! ๐ŸŒ™โœจ ๐Ÿ„๐Ÿ‘ุงู„ู„ู‡ ุฃูƒุจุฑ ุงู„ู„ู‡ ุฃูƒุจุฑ ุงู„ู„ู‡ ุฃูƒุจุฑุŒ ู„ุง ุฅู„ู‡ ุฅู„ุง ุงู„ู„ู‡ุŒ ุงู„ู„ู‡ ุฃูƒุจุฑ ุงู„ู„ู‡ ุฃูƒุจุฑ ูˆู„ู„ู‡ ุงู„ุญู…ุฏDhammaan macaamiish...
15/06/2024

๐ŸŽ‰ Ciid Wanaagsan! ๐ŸŒ™โœจ ๐Ÿ„๐Ÿ‘

ุงู„ู„ู‡ ุฃูƒุจุฑ ุงู„ู„ู‡ ุฃูƒุจุฑ ุงู„ู„ู‡ ุฃูƒุจุฑุŒ ู„ุง ุฅู„ู‡ ุฅู„ุง ุงู„ู„ู‡ุŒ ุงู„ู„ู‡ ุฃูƒุจุฑ ุงู„ู„ู‡ ุฃูƒุจุฑ ูˆู„ู„ู‡ ุงู„ุญู…ุฏ

Dhammaan macaamiisheena qiimaha leh, waxaan idiin rajeynaynaa Ciidul Adxa wanaagsan oo barako leh. Ciidan Ciideeda ku gaara nabad iyo baraare.

๐Ÿ“ž +252615525293
๐ŸŒHubsiimo Tech

๐Ÿ—“๏ธ Maalinta Carafo! ๐ŸŒŸโ€œLabbayka Allahumma Labbayk, Labbayka Laa Shareeka Laka Labbayk, Innal Hamda Wannimataka Laka Wal M...
15/06/2024

๐Ÿ—“๏ธ Maalinta Carafo! ๐ŸŒŸ

โ€œLabbayka Allahumma Labbayk, Labbayka Laa Shareeka Laka Labbayk, Innal Hamda Wannimataka Laka Wal Mulk, Laa Shareeka Lak.โ€

Maanta waa maalinta Carafo, oo ah mid kamid ah maalmaha ugu barakada badan sanadka. Waxaan u ducaynaynaa dhammaan muslimiinta adduunka in Allaah ka aqbalo cibaadadooda. Waxaan sidoo kale u ducaynaynaa walaalaheena reer Falastiin in Allaah dhibka ka dulqaado.

๐Ÿคฒโœจ Hubsiimo Technology

๐Ÿ“ž +252615525293
๐Ÿ“ฑHubsiimo Tech

Maanta waa Jumca aan badino Saliga Nabiga SCW.
17/05/2024

Maanta waa Jumca aan badino Saliga Nabiga SCW.

Hubsiimo Tech waa shirkadii ugu horeesay ee dalka keenta mashiin ah โ€œFadlan lacag ku shuboโ€Maleedahay GYM oo dhib maku q...
16/05/2024

Hubsiimo Tech waa shirkadii ugu horeesay ee dalka keenta mashiin ah โ€œFadlan lacag ku shuboโ€

Maleedahay GYM oo dhib maku qabtaa la socdka macmiilkaaga inoo lacagta baxshay iyo in kale hoolahaas iyo hoolo kaloo badan waxaa kuu qabanaayo mashiinkaan iyo software xisabedkisa aan kuu diyaarinay.

๐—ž๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ก๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐— ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ถ๐˜€h๐—ฎ ๐—”๐—ฎ๐—ป ๐—ฆ๐—ถ๐—ถ๐—ป๐—ผ ๐—”๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—จ๐—ด๐˜‚ ๐——๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฒ๐˜†๐—ฎ ๐—˜๐—ฒ ๐—ง๐—ถ๐—ธ๐—ป๐—ผ๐—ผ๐—น๐—ผ๐—ท๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ.

HUBSIIMO ๐ŸชBAA LA SIISTAA
25/04/2024

HUBSIIMO ๐ŸชBAA LA SIISTAA

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252615525293

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hubsiimo Tech posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hubsiimo Tech:

Share