Eng Duceysane

Eng Duceysane Innovative Web & Software Developer with 7 years of experience in Software development Seasoned expert in languages such as nodeJs ,MongoDB

Innovative Web & Software Developer with 4 years of experience in Software development
and Demonstrated talent for back-end Software development to optimize online presence.

๐ŸŽ‰ NEW YEAR DISCOUNT โ€“ 50% OFF ๐ŸŽ‰๐ŸŽ‰ Sanadka Cusub, Fursad Cusub! ๐ŸŽ‰Ku bilow xirfad cusub sanadkan adigoo ka faaโ€™iideysanaya ...
07/01/2026

๐ŸŽ‰ NEW YEAR DISCOUNT โ€“ 50% OFF ๐ŸŽ‰

๐ŸŽ‰ Sanadka Cusub, Fursad Cusub! ๐ŸŽ‰
Ku bilow xirfad cusub sanadkan adigoo ka faaโ€™iideysanaya 50% discount dhammaan Laambad e-Learning Courses-ka & Diplomoyinka Ka baxa.
Fursad aan Mar kaste la helinโ€“ ha seegin!

Diploma in Web Design: 120$ โ†’ 60$
1. WordPress Complete Course: 20$ โ†’ 10$
2. Build amazing Websites with Elementor: 20$ โ†’ 10$
3. Build amazing E-Commerce Websites: 20$ โ†’ 10$
4. Build amazing E-learning Websites: 20$ โ†’ 10$
5. Online food Ordering websites: 20$ โ†’ 10$
6. Web hosting Management Course: 20$ โ†’ 10$

๐…๐š๐ซ๐ช๐ข๐ ๐š ๐ฎ ๐ ๐ฎ ๐ฒ๐š๐ซ ๐ž๐ž ๐ฎ ๐๐ก๐ž๐ฑ๐ž๐ž๐ฒ๐š ๐—๐ข๐ซ๐Ÿ๐š๐๐ฅ๐ž ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐ž ๐ค๐ฎ ๐ž๐ก ๐—๐ข๐ซ๐Ÿ๐š๐๐ข๐ข๐ฌ๐š ๐ˆ๐ฒ๐จ ๐—๐ข๐ซ๐Ÿ๐š๐๐ฅ๐ž ๐—๐ข๐ซ๐š๐Ÿ๐š๐๐ข๐ข๐ฌ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข ๐Š๐ฎ ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐š๐๐š:  Haddii...
27/12/2025

๐…๐š๐ซ๐ช๐ข๐ ๐š ๐ฎ ๐ ๐ฎ ๐ฒ๐š๐ซ ๐ž๐ž ๐ฎ ๐๐ก๐ž๐ฑ๐ž๐ž๐ฒ๐š ๐—๐ข๐ซ๐Ÿ๐š๐๐ฅ๐ž ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐ž ๐ค๐ฎ ๐ž๐ก ๐—๐ข๐ซ๐Ÿ๐š๐๐ข๐ข๐ฌ๐š ๐ˆ๐ฒ๐จ ๐—๐ข๐ซ๐Ÿ๐š๐๐ฅ๐ž ๐—๐ข๐ซ๐š๐Ÿ๐š๐๐ข๐ข๐ฌ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข ๐Š๐ฎ ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐š๐๐š:
Haddii aad xirfaddaada ku shaqaysato adigoo shaqaale ah, marka aad xanuunsato ama awoodi weydo shaqada, dakhligu wuu istaagayaa, maadaama uusan jirin qof booskaaga buuxinaya adigoo weli mushahar qaadanaya. Xirfaddaadu adiga ayay ku xiran tahay. Laakiin haddii aad leedahay ganacsi kuu gaar ah, xitaa maalinta aad shaqayn kari weydo waad shaqaaleysiin kartaa qof kale oo ganacsiga sii wada, taasoo ka dhigan in dakhliga reerka uusan istaagayn.
๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐ฎ ๐ฐ๐š๐š ๐—๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐š๐ ๐๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐ž
๐….๐† ๐ข๐ง๐ญ๐š๐š๐๐š ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐ž ๐“๐š๐ก๐š๐ฒ ๐จ๐จ ๐œ๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ฅ๐ž๐ž๐๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ฅ๐š ๐ข๐ฆ๐š๐š๐ ๐‡๐š๐› ๐Ÿ๐ข๐ค๐ข๐ซ ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข ๐จ๐จ ๐‡๐ข๐ซ ๐ ๐š๐ฅ๐š
#๐„๐ง๐ ๐ซ ๐ƒ๐ฎ๐œ๐ž๐ฒ๐ฌ๐š๐ง๐ž

Waa II farxad Wayn Inaan Qibradeyda iyo Waaya Aragnimadeyda Uga faa ideeyo Workshop Ciwaankiisu Ahaay "The Future of Art...
20/12/2025

Waa II farxad Wayn Inaan Qibradeyda iyo Waaya Aragnimadeyda Uga faa ideeyo Workshop Ciwaankiisu Ahaay "The Future of Artificial Intelligence: Trends and Implications for Various Industries
" Boqolaal Dhiiga Cusub Ee IT ga Soomaliyeed.
Jaamacada Himilo Aad ayaad Ugu mahad santihiin Sidaad Ardayda Ugarab Taagan Tihiin, Ugana Qeyb qaadaneesaan Kobcinta Xirfada Ardayda .

Dabaaldageenii xalay TabaakICT ISO certified Hambaliyo dhamaan engrs ka iyo howl wadeenada shirkada
19/12/2025

Dabaaldageenii xalay TabaakICT ISO certified
Hambaliyo dhamaan engrs ka iyo howl wadeenada shirkada

12/11/2025

Excited to Participate in the 2nd National Monitoring and Evaluation Conference 2025!

Iโ€™m delighted to share that Iโ€™ve been selected to take part in the 2nd National Monitoring and Evaluation (M&E) Conference organized by the Ministry of Planning, Investment and Economic Development (MoPIED), Somalia.

Attending in a personal capacity as an independent software developer and project manager focused on digital M&E tools, Iโ€™m looking forward to engaging with stakeholders, sharing practical lessons, and exploring simple, effective ways to strengthen evidence-based decision making and accountability.

๐Ÿ“… Date: 18 November 2025
๐Ÿ“ Venue: Airport Hangar, Mogadishu, Somalia

See you there. Letโ€™s connect and build something useful for Somaliaโ€™s M&E ecosystem.

Diploma in Web Design โ€“ Laambad e-LearningBaro xirfadda dhisaysa websites casri ah oo shaqo iyo ganacsi ku anfaca.โœจ Saba...
24/08/2025

Diploma in Web Design โ€“ Laambad e-Learning
Baro xirfadda dhisaysa websites casri ah oo shaqo iyo ganacsi ku anfaca.
โœจ Sababaha loo barto: xirfad suuqa looga baahan yahay, shaqo abuur & freelancing.
๐Ÿ’ผ Ganacsiga: website xirfadaysan wuxuu kordhiyaa sumcad, iib & tartan caalami ah.
๐Ÿ™‹ Shakhsiga: wuxuu kuu furaa fursado shaqo, hal-abuur & mustaqbal xirfadeed.
๐Ÿ‘‰ Ku biir maanta Laambad, mustaqbalkaaga dhiso! ๐ŸŒ

Alx waxaa xalay inoo qab soo may  Tababarkeni ๐…๐ซ๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ง๐œ๐ž ๐–๐จ๐ซ๐๐๐ซ๐ž๐ฌ๐ฌ ๐–๐ž๐› ๐ƒ๐ž๐ฌ๐ข๐ ๐ง๐ž๐ซ ๐’๐ค๐ข๐ฅ๐ฅ๐ฌ & ๐‚๐ฅ๐ข๐ž๐ง๐ญ ๐†๐ซ๐จ๐ฐ๐ญ๐ก ๐‡๐š๐œ๐ค๐ฌ si wanaagsan...
29/05/2025

Alx waxaa xalay inoo qab soo may Tababarkeni ๐…๐ซ๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ง๐œ๐ž ๐–๐จ๐ซ๐๐๐ซ๐ž๐ฌ๐ฌ ๐–๐ž๐› ๐ƒ๐ž๐ฌ๐ข๐ ๐ง๐ž๐ซ ๐’๐ค๐ข๐ฅ๐ฅ๐ฌ & ๐‚๐ฅ๐ข๐ž๐ง๐ญ ๐†๐ซ๐จ๐ฐ๐ญ๐ก ๐‡๐š๐œ๐ค๐ฌ si wanaagsan ayuuna inoogu soo dhamaaday.
Intii ka faa ideesatay aad ayaa umahad san tihiin

Eid-Mubarak dhamaan umada Soomaliyed Allah Hanaga aqbalo dhamaan acmaasha suuban Aynu soo gudanay.
30/03/2025

Eid-Mubarak dhamaan umada Soomaliyed
Allah Hanaga aqbalo dhamaan acmaasha suuban Aynu soo gudanay.

Ramadaan mubarak ๐Ÿ•‹๐ŸŒ™ dhamaan umada Muslim ka.Allah inaga wada dhigo kuwii ka faa ideesta bishaan barakeysan
01/03/2025

Ramadaan mubarak ๐Ÿ•‹๐ŸŒ™ dhamaan umada Muslim ka.
Allah inaga wada dhigo kuwii ka faa ideesta bishaan barakeysan

Address

Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+252618648763

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Eng Duceysane posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Eng Duceysane:

Share