Uukow Technology Solutions UTech

Uukow Technology Solutions UTech Hiigsigeenu waa inaan Sare u qaadno Hormarka ganacsigaaga anagoo kuu qabanayno Social Media Marketing

24/07/2026

๐Ÿ  Ma leedahay guryo kiro ah ama waxaad maamushaa hanti?

Ku maamul dhammaan guryahaaga hal meel adigoo adeegsanaya KEYDGURI โ€“ Property Management System.

๐ŸŽฅ Daawo muuqaalka oo ogow sida KEYDGURI uu u fududeynayo maamulka hantidaada.

๐Ÿ“ž +252 61 388 8976

KEYDGURI โ€“ Maamul Casri ah, Hanti Ammaan ah.

๐ŸŒ Happy World Youth Skills Day 2026! ๐Ÿ’กMaanta oo ku beegan 15-ka Luulyo, waxaan u dabaaldegeynaa awoodda xirfadaha ay u l...
15/07/2026

๐ŸŒ Happy World Youth Skills Day 2026! ๐Ÿ’ก

Maanta oo ku beegan 15-ka Luulyo, waxaan u dabaaldegeynaa awoodda xirfadaha ay u leeyihiin inay beddelaan nolosha dhalinyarada iyo mustaqbalka bulshada.

UTECH waxaan aaminsanahay in xirfad kasta oo maanta la barto ay tahay fursadda berri. Waxaan ka goโ€™an tahay inaan dhalinyarada ku taageerno:
โœจ Teknolojiyadda
โœจ Hal-abuurka
โœจ Xirfadaha Dijitaalka ah
โœจ Isbeddelka Casriga ah

Aan sii wadno dhisidda jiil aqoon leh, hal-abuur leh, una diyaarsan hoggaaminta mustaqbalka.

Empowering Youth Through Skills, Innovation & Technology.

๐ŸŽ‰ Happy World Youth Skills Day!

01/07/2026

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Hambalyo 1-da Luulyo โ€“ Maalinta Xorriyadda iyo Midnimada Soomaaliyeed!

Uukow Technology Solutions (UTECH) waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed munaasabadda 1-da Luulyo, oo ah maalintii ay gobollada koonfureed ee Soomaaliya xorriyadda qaateen, isla markaana ay midoobeen gobolladii waqooyi iyo koonfur, si loo yagleelo Jamhuuriyadda Soomaaliya.

Waxaan Alle uga baryeynaa dalkeenna nabad waarta, midnimo, horumar iyo barwaaqo.

Hambalyo Maalinta Xorriyadda iyo Midnimada Soomaaliyeed! ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

๐ŸŒโœจ Utech waxay kuu diyaarisay fursad qaali ah! โœจ๐ŸŒMa rabtaa inaad degdeg ku hesho Website + Hosting + Domain oo dhan hal ...
15/06/2026

๐ŸŒโœจ Utech waxay kuu diyaarisay fursad qaali ah! โœจ๐ŸŒ

Ma rabtaa inaad degdeg ku hesho Website + Hosting + Domain oo dhan hal mar?
Hadda hel 40% Qiimo dhimis ah ๐ŸŽ‰

Waxaan ku siinaynaa:
๐Ÿ”น Hosting ammaan ah oo xawaare sare leh
๐Ÿ”น Free SSL Certificate
๐Ÿ”น Domain cusub oo kuu gaar ah
๐Ÿ”น Business Email xirfad leh
๐Ÿ”น Website-kaaga oo si degdeg ah loo bilaabo

๐Ÿš€ Ha seegin fursaddan, maanta ka faaโ€™iidayso oo bilow safarkaaga online-ka!

๐Ÿ“ž La xiriir: +252 613 888 976
๐Ÿ“ฉ

Ciid wanaagsan! Maamulka iyo shaqaalaha  Utech Solutions waxa ay hambalyo ciidul adxa u dirayaan dhammaan ummadda Soomaa...
26/05/2026

Ciid wanaagsan!

Maamulka iyo shaqaalaha Utech Solutions waxa ay hambalyo ciidul adxa u dirayaan dhammaan ummadda Soomaaliyeed. Ilaahay acmaasha xajka iyo cibaadooyinka kale ha innaga aqbalo.

Munaasabadda ciid awgeed waxaa qiimo dhimis 40% idinkugu sameenay adeegyada ay bixiso shirka Utech Solutions.

๐ŸŽ‰๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดHambalyo Hambalyo! ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐ŸŽ‰Soomaaliya waxay noqotay dalka 1-aad ee dunida ugu horumarka badan dhanka nidaaminta ICT-ga, iy...
17/05/2026

๐ŸŽ‰๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดHambalyo Hambalyo! ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐ŸŽ‰

Soomaaliya waxay noqotay dalka 1-aad ee dunida ugu horumarka badan dhanka nidaaminta ICT-ga, iyadoo ka soo kacday 0.0 sanadkii 2007 ilaa ay gaartay 77.5 sanadkii 2024. ๐Ÿš€

Guushan weyn waxay muujineysaa:
โœ… Koboca tiknoolajiyadda dalka
โœ… Horumarka adeegyada dijitaalka
โœ… Isbeddelka nidaamyada ICT-ga
โœ… Mustaqbal ifaya oo dhanka innovation-ka ah

๐ŸŒ Soomaaliya maanta waxay tusaale u noqotay horumar, hal-abuur iyo isbeddel dijitaal ah.

๐Ÿ‘ Hambalyo shacabka Soomaaliyeed, hayโ€™adaha ICT-ga iyo dhammaan dhalinyarada hormuudka u ah tiknoolajiyadda dalka.

๐Ÿ โœจ Si Bilaash ah ku tijaabi KeydGuri muddo 15 Maalmood ah!Maamulida guryaha, kirada iyo tenants-ka hadda waxay noqotay m...
13/05/2026

๐Ÿ โœจ Si Bilaash ah ku tijaabi KeydGuri muddo 15 Maalmood ah!

Maamulida guryaha, kirada iyo tenants-ka hadda waxay noqotay mid sahlan oo casri ah.
Hel fursad aad ku isticmaasho dhammaan adeegyada muhiimka ah ee KeydGuri adigoon wax lacag ah bixin 15-ka maalmood ee ugu horreeya!

โœ… Maamulka Guryaha
โœ… La socodka Kirada & Lacagaha
โœ… Dayactir & Reports
โœ… Dashboard casri ah
โœ… Multi-user access system

๐Ÿ’ก Ku habboon Landlords, shirkadaha Real estate iyo Property Management.

๐Ÿš€ Bilow maanta oo la kulan nidaam fudud, degdeg ah, oo ammaan leh!

๐Ÿ“ž +252613888976
๐Ÿ“ฒ

๐Ÿš€ Keydguri โ€“ Core Features ๐ŸขMaamulida guryaha iyo kirada hadda waa sahlan tahay!  Keydguri wuxuu kuu keenayaa nidaam cas...
05/05/2026

๐Ÿš€ Keydguri โ€“ Core Features ๐Ÿข

Maamulida guryaha iyo kirada hadda waa sahlan tahay!
Keydguri wuxuu kuu keenayaa nidaam casri ah oo kaa caawinaya inaad si fudud u maamusho hantidaada.

โœจ Waxyaabaha ugu muhiimsan:

1๏ธโƒฃ Complete Property Management
Maamul dhammaan guryahaaga, qolalka, iyo tenants-ka si nidaamsan oo sahlan.

2๏ธโƒฃ Financial & Rental Control
La soco kirada, dakhliga iyo kharashaadka si hufan oo cad.

3๏ธโƒฃ Smart Maintenance
Maamul codsiyada dayactirka iyo jadwalka shaqada si degdeg ah.

4๏ธโƒฃ Multi-User Access System
Admin, Landlord, Tenant iyo Shaqaaleโ€”mid kasta wuxuu helayaa dashboard u gaar ah.

๐Ÿ’ก Ku habboon shirkadaha, landlords iyo qof kasta oo raba nidaam casri ah!

๐Ÿ“ž +252613888976
๐Ÿ“ฒ

๐ŸŒ Degdeg Ammaan Xawaare Ku doorto UTECH Domains! ๐Ÿš€Ma rabtaa domain kuu gaar ah oo leh xawaare sare, ammaan buuxa, iyo ad...
29/04/2026

๐ŸŒ Degdeg Ammaan Xawaare Ku doorto UTECH Domains! ๐Ÿš€

Ma rabtaa domain kuu gaar ah oo leh xawaare sare, ammaan buuxa, iyo adeeg degdeg ah?
UTECH waxay kuu haysaa xal dhamaystiran oo ku habboon ganacsigaaga ama mashruucaaga online-ka ah.

โœ… Domain diiwaangelin fudud
โœ… Amni la isku halayn karo
โœ… Taageero degdeg ah
โœ… Qiimo jaban & tayo sare

๐Ÿ’ก Ka dhig fikraddaada mid online ka muuqata maanta!

๐Ÿ“ž +252613888976
๐Ÿ“ฒ

๐Ÿกโœจ Keydguri System Xalka Casriga ah ee Maamulka Guryaha & HantidaMaareynta guryaha iyo hantida mararka qaar waxay noqon ...
22/04/2026

๐Ÿกโœจ Keydguri System Xalka Casriga ah ee Maamulka Guryaha & Hantida

Maareynta guryaha iyo hantida mararka qaar waxay noqon kartaa mid adag oo waqti badan qaadata. Keydguri System wuxuu kuu keenayaa xal dhameystiran oo kaa caawinaya inaad si fudud, hufan, oo casri ah u maamusho dhammaan howlahaaga.

๐Ÿ”น Faaโ€™iidooyinka aad heli doonto:
โœ”๏ธ Maamul dhammeystiran oo guryaha iyo kiraystayaasha
โœ”๏ธ La socod joogto ah oo dakhliga iyo kharashaadka
โœ”๏ธ Warbixinno cad oo kaa caawinaya goโ€™aan qaadasho sax ah
โœ”๏ธ Nidaam ammaan ah oo ilaalinaya xogtaada

๐Ÿ’ผ Ku shaqee si xirfad leh, kuna maamul hantidaada si kalsooni leh adigoo adeegsanaya Keydguri System.

๐Ÿ“ž Nala soo xiriir: +252613888976
๐Ÿ“ฒ

Address

Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Uukow Technology Solutions UTech posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Uukow Technology Solutions UTech:

Shortcuts

Share