01/01/2026
Sannad Cusub. Bilow Cusub.
2026 waa sannad cusub iyo fursad cusub.
Waxaan rajaynaynaa in Ilaahay nagu gallado kheyr, horumar, iyo guul joogto ah.
Hayaan ICT waxay sannadkan diiradda saaraysaa hirgelinta xalal casri ah oo kor u qaada hufnaanta iyo maamulka ganacsiyada.
Waxaan rajaynaynaa in sannadkani noqdo mid horumar iyo wada-shaqayn miro-dhal ah leh.