19/07/2016
Asalaamu calaykum waraxmatulaah
ugu horayn waxaan kuugu soo dhawaynayaa Mufakir Telecom.
Waxaan Haynaa khad raqiis ah oo dhamaan dunida ah. Waxaan kaloo fursad u siinaa cidii danaynaysa in ay sii gadaan daqiiqadaha ay naga gataan qaabka loo yaqaano resellerka.
Qofka waxa uu ka wici karaa telefanadeena Computerkiisa isagoo isticmaalaya PC dailer ama Mobilekiisa isagoo isticmaalaya Mobile Dailerka. Waxaa kaloo jira web call in qofka uu mobilekiisa ka xiriirsado computerka.
Waxaa kale oo fursad u haynaa Callshopka service oo qofka u suura gelinaayo inuu branch ahaan u isticmaalo oo teleefano badan mar kaliya la diro iyadoo callska aan la iska sugaynin lacagtana iyo daqiiqadahana aysan isku darsamaynin.
Sidoo kale waxn bixnaa adeega Calling card-ka iyo call back-ga loo yaqaan.
Mar kale ku soo dhawoow walaal.
Eng Farhan Mohamed Dirie
Director Of Sales
Mufakir Telecom Inc,
Website: http://www.mufakir.com
E-mail: [email protected]
Cell Phone: Viber/IMO,WhatsApp: +905052091828
Mufakir Telecom is a market leader in the supply of fixed wire services to business clients; our vast product range, professional industry have all that it needs to move forward