Mahadaay Media

Mahadaay Media Halkaan ka bogo wararka xaqiiqada ah ee ka jira degmada mahadaay weyn Welcome

Rasmi : N'golo Kante oo xirtay Number  #7Hadaba Ma u Qalmaa?Aniga ahaan : waa Dhex Bur-Buriye ah Umana Qalmo No. 7 ee Ch...
28/07/2016

Rasmi : N'golo Kante oo xirtay Number #7

Hadaba Ma u Qalmaa?

Aniga ahaan : waa Dhex Bur-Buriye ah Umana Qalmo No. 7 ee Chelsea.

Macalin Antonio Conte ayaa kooxdiisii h**e ee Juventus uga digay in aysan waqtiga isaga luminin baadi goobka ay ugu jira...
27/07/2016

Macalin Antonio Conte ayaa kooxdiisii h**e ee Juventus uga digay in aysan waqtiga isaga luminin baadi goobka ay ugu jiraan kubad burburiyaha kooxda Chelsea ee Nemanja Matic. Kooxda Juventus ayaa mudooyinkii u dambeeyay aad loola xiriirinayay ciyaaryahanka heerka caalami Ee reer Serbia Nemanja Matic, kaasoo loo maleynayo inuu isaga tagi doono Stamford Bridge madama Chelsea ay dhawaan £30million kula soo wareegtay N'Golo Kante. [ 98 more words. ]

http://www.bluesfans.net/antonio-conte-oo-digniin-u-diray-kooxdiisii-h**e-ee-juventus-maxay-tahay-digniinta/

Macalin Antonio Conte ayaa kooxdiisii h**e ee Juventus uga digay in aysan waqtiga isaga luminin baadi goobka ay ugu jiraan kubad burburiyaha kooxda Chelsea ee Nemanja Matic. Kooxda Juventus ayaa mu…

Victor Moses wuxu kamid yahay cayaartoydii amaahda ugu soo Laabatay Chelsea, wuxuna lasoo laabtay qaab cayaared cajiib a...
26/07/2016

Victor Moses wuxu kamid yahay cayaartoydii amaahda ugu soo Laabatay Chelsea, wuxuna lasoo laabtay qaab cayaared cajiib ah,

Blues Fans ma dooneysan inuu Moses sii joogo kooxda mise ?
Aniga waxan leeyahay hala iibiyo madama boos lee heleynin
Fikirkiina waa muhiim.
Kulmiye Kfk

Maanta oo kale sanadkii 2011 Chelsea ayaa £9 million kula soo saxiixatay Thibaut Courtois,Oci Haji
26/07/2016

Maanta oo kale sanadkii 2011 Chelsea ayaa £9 million kula soo saxiixatay Thibaut Courtois,
Oci Haji

Kooxda kubada cagta ee Chelsea ayaa qorsheyneysa inay dalab £46million ah ka gudbiso ciyaaryahanka Khadka dhexe ee kooxd...
26/07/2016

Kooxda kubada cagta ee Chelsea ayaa qorsheyneysa inay dalab £46million ah ka gudbiso ciyaaryahanka Khadka dhexe ee kooxda Sporting Lisbon Joao Mario, sida ay qortay shabakada Goal. The Blues ayaa muddo dheer lala xiriirinayay xiddiga reer Portugal, kaasoo ahaa mid ka mid ah Ciyartooydii ku guuleysatay Euro 2016. Chelsea ayaa lagu wadaa in ay xoojiso dadaalka ay ugu jirto soo xera galinta xiddigan 23 jirka ah, inkastoo laacibkan ay doonayaan kooxaha Tottenham iyo Manchester United, taasoo Blues tartan kala kulmi karta kooxahan. Lakiin United ayaa xoogeeda isugu geysay saxiixa Paul Pogba , tasoo u fududeyneysa Chelsea in ay lasoo wareegto ciyaaryahanka reer Portugal,

http://www.bluesfans.net/wararka-suuqachelsea-oo-isku-diyaarineysa-inay-46million-ku-dalbato-joao-mario/

Kooxda kubada cagta ee Chelsea ayaa qorsheyneysa inay dalab £46million ah ka gudbiso ciyaaryahanka Khadka dhexe ee kooxda Sporting Lisbon Joao Mario, sida ay qortay shabakada Goal. The Blues ayaa m…

Labo sano kaho maanta oo kale da yarkii h**e ee kooxda Chelsea Patrick Van Aanholt ayaa si rasmi ah ugu biiray kooxda Su...
25/07/2016

Labo sano kaho maanta oo kale da yarkii h**e ee kooxda Chelsea Patrick Van Aanholt ayaa si rasmi ah ugu biiray kooxda Sunderland wuxuuna u saxiixay heshiis 4 sano ah,
Kulmiye Kfk

Labo sano kahor maanta oo kale Legend Didier Drogba ayaa heshiis Hal sano ah u saxiixay kooxda Chelsea wuxuna nasiib u y...
25/07/2016

Labo sano kahor maanta oo kale Legend Didier Drogba ayaa heshiis Hal sano ah u saxiixay kooxda Chelsea wuxuna nasiib u yeeshay inuu mar kale Blues kula guuleysto horyaalka Premier League iyo Capital One Cup,
Kulmiye Kfk

The Sun ayaa ku warameysa in kooxda Chelsea ay dalab £41.5million ah ka gudbisay weeraryahanka Kooxda Paris Saint-Germai...
21/07/2016

The Sun ayaa ku warameysa in kooxda Chelsea ay dalab £41.5million ah ka gudbisay weeraryahanka Kooxda Paris Saint-Germain ee Edinson Cavani. Antonio Conte ayaa la fahansan yahay inuu suuqa ka baadi goobayo weeraryahan kale uu ku xoojiyo Kooxdiisa xilli uu dhawaan £33million oo ginni kula soo wareegay weeraryahanka reer Belgium Michy Batshuayi oo kaga soo biiray Marseille, balse waxaa isasoo taraya wararka sheegaya in Diego Costa uu Doonayo inuu dib ugu laabto kooxdiisii h**e ee Atletico Madrid. [ 84 more words. ]

http://www.bluesfans.net/wararka-suuqachelsea-oo-dalab-ka-gudbisay-weeraryahanka-psg-cavani/

The Sun ayaa ku warameysa in kooxda Chelsea ay dalab £41.5million ah ka gudbisay weeraryahanka Kooxda Paris Saint-Germain ee Edinson Cavani. Antonio Conte ayaa la fahansan yahay inuu suuqa ka baadi…

Labadaan weeraryahan waa isku da' wana isku qiimo £60milyan.waxana labadooda lala xiriirinaya kooxda Chelsea midkee jecl...
21/07/2016

Labadaan weeraryahan waa isku da' wana isku qiimo £60milyan.
waxana labadooda lala xiriirinaya kooxda Chelsea
midkee jeclaan laheeden inay Chelsea soo iibsato?
Fikirkiina waa muhiim Bluez Fans
Abdalla Love Blues

Dhalasho wacan Michael Hector.Abdalla Love Blues
19/07/2016

Dhalasho wacan Michael Hector.
Abdalla Love Blues

Happy Birthday To Matthew Miazga,
19/07/2016

Happy Birthday To Matthew Miazga,

Kooxda kubada cagta ee Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay isha ku heyso saxiixa daafaca dambeedka dhexe ee kooxda Vale...
19/07/2016

Kooxda kubada cagta ee Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay isha ku heyso saxiixa daafaca dambeedka dhexe ee kooxda Valencia Shkodran Mustafi. Chelsea ayaa dhawaan lasoo wareegtay N'Golo Kante kaasoo qandaraas shan sanno ah u saxiixay kooxda ka dhisan Stamford Bridge ka dib markii uu noqday saxiixii labaad ee uu xagaagaan sameeyo tababare Antonio Conte ka dib gooldhaliyaha reer Belgium Michy Batshuayi. [ 76 more words. ]

http://www.bluesfans.net/wararka-suuqachelsea-oo-dooneysa-daafaca-kooxda-valencia-shkodran-mustafi/

Kooxda kubada cagta ee Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay isha ku heyso saxiixa daafaca dambeedka dhexe ee kooxda Valencia Shkodran Mustafi. Chelsea ayaa dhawaan lasoo wareegtay N’Golo Kant…

Address

Makah Almukarama Road
Mogadishu
002526

Telephone

+25277777788

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mahadaay Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share