09/07/2026
Waxaan ku faraxsanahay inaan soo bandhigo mid ka mid ah mashaariicdii ugu dambeysay ee aan ka shaqeeyay,
kaas oo ah Shirkad dhismo oo aan u sameeyay aqoonsi sumadeed (Brand Identity) Shirkadaas oo ka howl-gasha dalka Qatar.πΆπ¦
We can do it something different.ππ¨