Birimo Group

Birimo Group Birimo Group is business based in Mogadishu, Comprises:-
1) Birimo Electronics
2) Birimo Stationary
3) Birimo Services (Printing services)

Birimo Group, waa ha qabtiraha baahidaada adeeg iyo badeeco. Nagu soo booqo xarunteena oo ku taal KM5 Soobe ama dalbo da...
19/06/2025

Birimo Group, waa ha qabtiraha baahidaada adeeg iyo badeeco. Nagu soo booqo xarunteena oo ku taal KM5 Soobe ama dalbo dalabkaaga adigoo hoygaaga joogo, waxaan kuugu keeneynaa halkaad joogto.

Dalbo agabka aad u baahantahay, waxaan kuugu keeneynaa hoygaaga, xafiiskaaga ama halkaad joogto.
19/06/2025

Dalbo agabka aad u baahantahay, waxaan kuugu keeneynaa hoygaaga, xafiiskaaga ama halkaad joogto.

SI FUDUD KALIGAA IS BAR QURAAN AQRISKAWaxaan fadhigaaga kuugu keenaynaa Kitaabka Quraanka, kaa oo wato qalin kuu aqrinay...
11/06/2025

SI FUDUD KALIGAA IS BAR QURAAN AQRISKA

Waxaan fadhigaaga kuugu keenaynaa Kitaabka Quraanka, kaa oo wato qalin kuu aqrinayo sadarada ku qoran Kitaabka. Waxa uu ka koobanyahay;-

πŸ“– 30-ka Jus ee Qur'aanka- Ku baro Qur'aanka si sahlan oo hufan!

✍️ Qalin Aqrinayo sadarada Qur’aan, waliba codad Shuyuukh kala duwan. Waa fursad cajiib ah oo aad ku akhrisan karto kitaabkaaga.

πŸ“š Kutub Axaadiith- Ka baro isla kutaabka Axaadiithka iyo dhaqanka Nabiga (NNKH).

πŸ™ Kutub Ducooyin- Ku hel ducooyin waxtar leh oo aad ku xasuusato.

πŸ•‹ Kutub Ducooyinka Xajka- Diyaar garowgaaga Xajka adigoo haysta ducada saxda ah.

Ha moogaanin! Kaalay oo ka faa'iidayso alaabtan qiimaha badan oo ay kuu keentay Birimo Group.

Fadlan nagu soo booqo Xarunteeda ku taala Daarta Soobe, dukaamada ku jeeda wadada Danwadaagaha ama Buulaxuubeey, ama naga soo wac +252 615944646 / 0615508625, waxaan kuugu keenaynaa fadhigaada.

'an

πŸ‘‰ **Nala soo xiriir si aad u dalbato!**

08/02/2025
Birimo group waxaad ka helikartaan saacadaha smart-ga ah O casri ah kuwii ugu dambeyey e aduunka laga isticmaalo.Waxaan ...
08/02/2025

Birimo group waxaad ka helikartaan saacadaha smart-ga ah
O casri ah kuwii ugu dambeyey e aduunka laga isticmaalo.
Waxaan kuugu haynaa qiimo jaban o ku raaligaliya

Maacamil nagala so xariir
Tell: 615508625.
Km5 Darta ZOPE

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Birimo Group posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Birimo Group:

Share