Harsan SkillTech Academy

Harsan SkillTech Academy Hoyga Barashada Xirfadaha Computer-ka ee Harsan

𝗔𝗾𝗼𝗼𝗻 & 𝗫𝗶𝗿𝗳𝗮𝗱.Waxaan dhawaan furi doonnaa Machad lagu baranayo Xirfadaha Computer-ka Sida 𝐆𝐫𝐚𝐩𝐡𝐢𝐜 𝐃𝐞𝐬𝐢𝐧𝐠 & 𝐏𝐫𝐨𝐟𝐞𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧𝐚𝐥...
29/08/2024

𝗔𝗾𝗼𝗼𝗻 & 𝗫𝗶𝗿𝗳𝗮𝗱.

Waxaan dhawaan furi doonnaa Machad lagu baranayo Xirfadaha Computer-ka Sida 𝐆𝐫𝐚𝐩𝐡𝐢𝐜 𝐃𝐞𝐬𝐢𝐧𝐠 & 𝐏𝐫𝐨𝐟𝐞𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧𝐚𝐥 𝐕𝐢𝐝𝐞𝐨 𝐄𝐝𝐢𝐭𝐢𝐧𝐠 sido kale waxaa lagu baran doonnaa Aas Aaska Computer-ka (𝐁𝐚𝐬𝐢𝐜 𝐂𝐨𝐦𝐩𝐮𝐭𝐞𝐫) iyo sida loogu ganacsado Online-ka.

Heer dhamaad ayuu inoo maraya diyaarinta iyo Qalabeynta iskuulka Harsan SkillTech Academy hadaba ha moogan oo ka mid noqo Ardayda ugu horeysa ee iska diiwaangalisa Machadka.

𝗛𝗮𝗿𝘀𝗮𝗻 𝗦𝗸𝗶𝗹𝗹𝗧𝗲𝗰𝗵 𝗔𝗰𝗮𝗱𝗲𝗺𝘆 waxa uu kuu yaalaa Ex-Shineemo Liibaan

Address

Kaaraan Ex-Shaleemo Liibaan
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:30 - 17:45
Tuesday 09:30 - 17:45
Wednesday 09:30 - 17:45
Thursday 08:00 - 16:00
Friday 08:00 - 11:30
13:30 - 16:30
Saturday 09:30 - 17:45
Sunday 09:30 - 17:45

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Harsan SkillTech Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share